Weysacadde Group construction Company

Weysacadde Group construction Company Shirkadda dhismaha iyo qandaraasyada ee waysacadde Group

18/07/2026

๐Ÿ  Guri Kiro ah oo Casri ah โ€“ ๐Ÿ“ Magaalada Burco!

โ€‹Ma raadinaysaa guri kiro ah oo ku yaalla magaalada Burco ee gobolka Togdheer?
โ€‹Shirkadda Weysacadde Construction Company waxay kuu haysaa guri casri ah โœจ

โ€‹๐Ÿ“ Goobta: Xaafadda Gaha (Agagaarka Istaanka Tagsiyada ๐Ÿš•)

โ€‹โœจ Faahfaahinta Guriga:
โ€‹๐Ÿ›๏ธ 5 Qol oo waasac ah, kuna habboon qoyska.
โ€‹๐Ÿณ Kijo casri ah oo bilic leh.
โ€‹๐Ÿšฝ 2 Suuli duman.
โ€‹๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah iyo qiimaha, nagala soo xidhiidh:
โ€‹๐Ÿ“ฒ WhatsApp / Tel: +252 63 4981159
โ€‹๐Ÿ“ง Email: [email protected]
โ€‹๐Ÿ—๏ธ Weysacadde: Kaliya ma dhisno, waxaan sidoo kale kiraynaa guryaha

03/07/2026

๐Ÿ“ WGCC ( Weysacadde Group construction Company )

Haddii aad raadinayso in laguu dhiso guri casri ah, ama aad u baahan tahay naqshad iyo dhisme casri ah oo gaar kuu ah, Weysacadde Construction Company waa doorashadaada saxda ah.
๐Ÿ“ฒ Nagala soo xidhiidh WhatsApp: +252 63 4425287
๐Ÿ“ง[email protected]
๐Ÿ“๐‡๐ž๐š๐๐ช๐ฎ๐š๐ญ๐ž๐ซ: Burco, Somaliland.
๐Ÿ—๏ธ Waxaan ka howlgalna Gobolka Togdheer iyo Gobolada Dalka dhamaantood

๐Ÿ—๏ธ Weysacadde Construction Company โ€“ "ka dhiso guriga riyadaada."

๐Ÿ—๏ธ Riyo rumowday; naqshad casri ah iyo dhisme waara!Waxaa hadda dhamaaday dhismaha guri casri ah, kaas oo ay  hirgelisay...
02/07/2026

๐Ÿ—๏ธ Riyo rumowday; naqshad casri ah iyo dhisme waara!

Waxaa hadda dhamaaday dhismaha guri casri ah, kaas oo ay hirgelisay shirkada Weysacadde Group construction Company โ€” shirkad lagu yaqaano tayo sare, naqshado qurux badan, iyo dhismo waara.

Gurigan waxaa loo dhisay si heer sare ah, isagoo yeeshay
โœจ Naqshad casri ah
โœจ Dhisme tayo sare leh

Haddii aad raadinayso in laguu dhiso guri casri ah, ama aad u baahan tahay naqshad iyo dhisme casri ah oo gaar kuu ah, Weysacadde Group Construction Company waa doorashadaada saxda ah.
๐Ÿ“ฒ Nagala soo xidhiidh WhatsApp: +252 63 4425287
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ Xafiiskayaga: Burco, Somaliland.

๐Ÿ—๏ธ Waxaan ka howlgalna gobolka Togdheer iyo Gobolada Dalka dhamaantood

๐Ÿ—๏ธ Weysacadde Construction Company โ€“ "ka dhiso guriga riyadaada."

26/06/2026

๐ƒ๐‡๐ˆ๐’๐Œ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐ƒ 20 94
๐Ÿ“๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: Magalada Burco, gobolka togdheer.
๐‘ญ๐’‚๐’‚๐’‰๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐’…๐’‰๐’Š๐’”๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚
๐Ÿ“๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š: 12m x 15m
๐Ÿ›‹๏ธFadhi
๐Ÿ›๏ธ4 Qol Hurdo ah
๐Ÿ”ชKijo
๐Ÿšฝ2 Suuli
๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ
๐Ÿก Dhisme Casri ah oo Tayo Sare Leh
๐Ÿ“ž๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก.
Tell and What'sapp:
๐Ÿ“๐‡๐ž๐š๐๐ช๐ฎ๐š๐ญ๐ž๐ซ:๐Ÿ“ž+252 63 4425287
๐Ÿ“งEmail: weysacaddegroupcons..com

๐Ÿ—๏ธ Waxaan ka hawlgalnsa Burco Somaliland iyo Gobolada Dalka dhammaantood.

09/03/2026

Dhisme dhammaaday
Goobta: Burao, Somaliland.
Cabbirka: 6m x 18m

contact us
+252 63 4425287
+252 63 4439716

08/03/2026

COMING SOON!

Guri kiro ah oo ku yaala xaafadda balaasa ee magaalada Burco. Wuxuu ka kooban yahay dhismahani 3 qolKijo iyoLaba suuli.
18/01/2026

Guri kiro ah oo ku yaala xaafadda balaasa ee magaalada Burco.
Wuxuu ka kooban yahay dhismahani

3 qol
Kijo iyo
Laba suuli.

15/01/2026

Dhisme dhammaaday
Goobta: Burao, Somaliland.
Cabbirka: 6m x 18m

contact us
+252 63 4425287
+252 63 4439716

Address

Wadada Afgooye, Kasoo Hor Jeed Ka Head Office Ka Heco
Burco

Telephone

+252634981159

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Weysacadde Group construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Weysacadde Group construction Company:

Shortcuts

Share