19/03/2026
๐ HAMBALYO CIID MUBAARAK ๐
Shirkadda Muuse Tayo Construction and Contracting waxay hambalyo diirran u diraysaa guud ahaan umada islaamka gaar ahaan shacabka Somaliland, macaamiisheeda, iyo dhammaan shaqaalaheeda munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed.
Ciid Mubaarak! Waxaan idiin rajaynaynaa caafimaad, nabad, horumar iyo barwaaqo. Waxaan uga mahadcelinaynaa kalsoonida iyo taageerada aad mar walba shirkadda u muujisaan. Taas ayaa noo ah dhiirigelin iyo masuuliyad aan ku sii wadno adeeg tayo leh iyo shaqo hufan.
Waxaan si gaar ah u hambalyaynaynaa shaqaalaha shirkadda dadaalkooda iyo shaqada adag ee ay qabtaan, kuwaas oo laf-dhabar u ah horumarka iyo guusha aan hiigsanayno. Waxaan rajaynaynaa in ciidani noqoto mid sii xoojinaysa wada shaqaynta, midnimada iyo horumarka bulshada.
Ilaahay ha ka dhigo mid aan ku gaadhno guulo waaweyn, nabad waarta, iyo barwaaqo guud.
Ciid wanaagsan โ Ciid Mubaarak! ๐๐
---
๐ EID MUBARAK ๐
Muuse Tayo Construction and Contracting extends its warmest greetings to the people of Somaliland, our valued clients, and our dedicated staff on the blessed occasion of Eid al-Fitr.
We wish you health, peace, progress, and prosperity. We sincerely appreciate the trust and continued support you show us. It is your confidence that motivates us to deliver quality service and professional work.
A special appreciation goes to our hardworking employees whose commitment remains the foundation of our success. May this Eid strengthen cooperation, unity, and shared development for all.
Wishing you a joyful and blessed Eid. Eid Mubarak! ๐๐