Liban Construction and Real Estate Company

Liban Construction and Real Estate Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Liban Construction and Real Estate Company, Construction Company, Erigabo.

Waa Jago Banaan oo iib ahWaxay ku taala wadada tagta Schoolka Xaaji Aadan Secondary School Agagaarka Masjid XamsaWaa jag...
28/09/2021

Waa Jago Banaan oo iib ah
Waxay ku taala wadada tagta Schoolka Xaaji Aadan Secondary School
Agagaarka Masjid Xamsa
Waa jago u dhow laamiga kana xigta laamiga dhinaca waqooyiga cabirkeeduna waa 15mX16m
Waxay wajahadeedu u jeeda dhinaca koonfureed

Kala soo xidhiidh
[email protected]
[email protected]
+252637218152-4216298

27/09/2021

KUSOO DHOWOOW LIBAN CONSTRUCTION AND REAL ESTATE COMPANY

Shirkadu waxay xafiis cusub idiinka furtay magaalada ceerigaabo waxayna idiin soo kordhisay adeegyo cusub oo ay ka mid yihiin

1-Dhisida guryo tayadoodu aad u sarayso lehna muuqaal quurux badan iyo qiime jaban
2-Samaynta nashqadaha iyo qiimaynaha dhismayaasha kala duwan
3-Kiraynta guryaha
4-Iibinta guryaha
5-Iibinta dhulka banaan

Xafiiska shirkadu wuxuu ku yaala kasoo horjeedka Istanbul cafeteria and restaurant
Kala soo xidhiidh
Email: [email protected]
[email protected]
Tell: +252-63-4437605/4377125/4216298
Facebook: Liban Construction and Real Estate
Whatsapp: +252-63-7218152

Address

Erigabo

Telephone

+252637218152

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liban Construction and Real Estate Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liban Construction and Real Estate Company:

Share