23/09/2023
Tirsiga mashruuca: HDH-01-23
Cabirka Dhulka: 9m x25m
Goobta : Degmada Barwaaqo, Xaafada sabowanaag. Ceerigaabo
Bangalo ka kooban
Fadhi iyo cunto:1
Hurdo: 3
Suuli: 2
Service:
Kijo
Store &
Laundry
Gaadhi-gal
Kusoo dhawaada shirkada Hoy-Dhaab construction co. Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh
WhatsApp: 63 8160708
Tell: 0634200157
Email: [email protected]
Ama page-kan