Gudiga Horumarinta Iyo Baraarujinta Bulshada-GOB

Gudiga Horumarinta Iyo Baraarujinta Bulshada-GOB Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gudiga Horumarinta Iyo Baraarujinta Bulshada-GOB, Construction Company, Gaalkacyo.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay wakiillo ka socday Guddiga dhismaha wadda...
17/11/2021

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay wakiillo ka socday Guddiga dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo uu warbixin ka dhageystay kuna dhiirrigeliyay howsha muhiimka ah ee ay hayaan.

17/06/2020

Muuqaalkii Ugu Dambeeyay Ee Wada Gob Ee Dhismaheydu Meel Gabo Gabo Mareysa.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor Ayaa Booqdey halka ay ka Socoto Dhismaha Wadada Hobyo iyo Galkacyo o...
17/06/2020

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor Ayaa Booqdey halka ay ka Socoto Dhismaha Wadada Hobyo iyo Galkacyo oo ay Gacanta kuheyso Gudi GOB.
Waxaana Kusoo Dhaweeyay Gudoomiye Ku Xigeenka Gudiga Horumarinta Iyo Baraarujinta Bulshada-GOB
Madaxweynaha Ayaa Sidoo Kale U Mahadceliyay Gudiga Iyo Shaqaalaha Gacanta Ku haya Dhismaha Wadada Oo Meel Gabo Gabo ah Maraya Waxuuna balan qaaday inuu Si Dhow Ula Socon doono Shaqada Uuna Gacan Libaax leh ka Geesan Doono

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudiga Horumarinta Iyo Baraarujinta Bulshada-GOB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share