03/10/2024
Shirkadda Raas Architects And Construction Company waxaa sharaf u ah in maanta uu xarigga ka jaray dhismaha wasaarada kaluumieysiga Bossaos madaxweynaha Dowladda Puntland . Dhisamahan oo ka kooban xafiisyo, laboratory , halls shirar iyo cafateria ayaa waxaa dhistay shirkadda RAAS ARCHITECTS AND CONSTRUCTION CO.