Albashid Construction Company - ACC

Albashid Construction Company - ACC Official Facebook account page for AlBASHID Construction Company (ACCOM).

Civil and construction company that has built a strong reputation for delivering a quality service. AlBASHID Construction Company (ACCOM) is a civil and construction company that has built a strong
reputation for delivering a quality service, on time, and at a competitive price. We pride ourselves on
being skilled and experienced in all aspects of civil construction and this, combined with our gro

wing
clients due to our customer satisfaction driven approach, has established us as major player in the
engineering and construction industry. The Company has grown steadily over the last decades, owns a
heavy duty machinery and equipment and employs a largest workforce. ACC undertakes a variety of projects for a wide range of cliental – from small private developments to
large UN funded government projects. Our unique and flexible project management systems ensure
that a positive outcome is achieved regardless of size or nature of the project. Our commitment to
innovation and excellence invariably results in a successfully completed project for both contractor and
client. We understand and promote the idea of working as a partnership with our clients to ensure
their goals are met. Currently, our work includes a long list of client's in the civil construction,
architectural and engineering markets. The Company’s endeavor towards excellence in construction quality, safety, performance, employee
satisfaction and social responsibility has enabled it to be the most trusted and sought after Engineering,
Construction, & Maintenance and Project Management company in Puntland. We employ innovative
techniques, modern equipment and skilled personnel that enable to perform consistently reliable work
to the best possible quality. Committed leadership, strong site management, audited quality
control/testing and innovative thinking combine to enable our firm to deliver projects of the highest
quality.

13/12/2025

Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha laamiga Dusmada ilaa Gaalkacyo oo ay fulinayso Shirkadda Albashid Construction Company - ACC.

Intii uu socday kormeerka maamulka Shirkadda Albashid iyo saraakil ka socota hay'adda waddooyinka (PHA) ayaa warbixin faah-faahsan ka bixiyay shaqada dhismeha jidka ee socota, gaar ahaan qaybta lagu dhisayo shamiintada lagu adkaynayo caro-kaawada, taasoo ay shirkada Albashid ay soo bandhigtay toddobadkan.

Kormeerka waxaa ku wehelinayay:

Guddoomiyaha gobolka Mudug, Faysal Shikh Cali
Duqa degmada Gaalkacyo, Xuseen Cabdinuur Maxamed
Xisaabiyaha gobolka Mudug, Ismaaciil Cabdi Nuur
Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug, Axmed Huruuse
Xubno ka socda Guddiga Horumarinta Gaalkacyo
Ganacsade Cabdirisaaq Cali Cigaal

Waxay labada dhinac sheegeen in qorshaha cusub ee isticmaalka shamiitadu, kor u qaaday awooda iyo tayada lakabyada jidka ee horay loogu naqshadeeyay, waxay xuseen in awooda naqshoda jidka oo ahayd 43 CBR inay gaarsiiyen 108 ilaa 144 CBR.

Wasiirka iyo gudiga hormarintai ayaa uga mahadceliyay maamulka Shirkadda Albashid iyo injineerada shaqada hufan iyo dadaalka ay ku bixinayaan kor u qaadista tayo-da jidka.

Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha laamiga Dusmada ilaa Gaalkac...
11/12/2025

Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha laamiga Dusmada ilaa Gaalkacyo oo ay fulinayso Shirkadda Albashid Construction Company - ACC.

Intii uu socday kormeerka maamulka Shirkadda Albashid iyo saraakil ka socota hay'adda waddooyinka (PHA) ayaa warbixin faah-faahsan ka bixiyay shaqada dhismeha jidka ee socota, gaar ahaan qaybta lagu dhisayo shamiintada lagu adkaynayo caro-kaawada, taasoo ay shirkada Albashid ay soo bandhigtay toddobadkan.

Kormeerka waxaa ku wehelinayay:

Guddoomiyaha gobolka Mudug, Faysal Shikh Cali
Duqa degmada Gaalkacyo, Xuseen Cabdinuur Maxamed
Xisaabiyaha gobolka Mudug, Ismaaciil Cabdi Nuur
Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug, Axmed Huruuse
Xubno ka socda Guddiga Horumarinta Gaalkacyo
Ganacsade Cabdirisaaq Cali Cigaal

Waxay labada dhinac sheegeen in qorshaha cusub ee isticmaalka shamiitadu, kor u qaaday awooda iyo tayada lakabyada jidka ee horay loogu naqshadeeyay, waxay xuseen in awooda naqshoda jidka oo ahayd 43 CBR inay gaarsiiyen 108 ilaa 144 CBR.

Wasiirka iyo gudiga hormarintai ayaa uga mahadceliyay maamulka Shirkadda Albashid iyo injineerada shaqada hufan iyo dadaalka ay ku bixinayaan kor u qaadista tayo-da jidka.

08/12/2025

Waxaa si habsami leh u socda dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Gaalkacyo iyo Bacaadweyn, gaar ahaan Qaybta 1-aad ee u dhaxaysa Laanta Dusmada iyo magaalada Gaalkacyo, oo ay fulinayso shirkadda waddaniga ah ee Albashid Construction Company - ACC.

Booqasho aan maanta ku tagnay goobta uu ka socoto dhismaha jidku, ayaan la kulamnay shamiinto lagu qasayo caro-kaawada lagu dhisayo jidka Maareeyaha shirkadda ALBASHID Abdirahman Yardi (john), oo aan wax ka weydiinnay ujeeddada isticmaalka shamiinta-da, ayaa wuxuu noo sheegay in shaqada maanta socota tahay tijaabo farsamo oo ay Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) kor ugu qaaddayso tayo-da iyo adkaysiga caro-kaawada lagu dhisayo lakabka kore ee jidka (Base Course Layer).

Isticmaalka shamiinta-da lagu dhisayo jidadka oo ah hab cusub oo markii koobaad lagu soo bandhigay Puntaland, ayuu maareyuhu sheegay inay ku timid baaris cilmiyeed Puntland ku samaysay jidka, iyadoo la tix-racaayo foormulooyinka cabirada calamiga ah ee dhismaha jidadka waawayn (standard highway designs), taasoo lagu saleeyay inuu Jidku xamili karo “koroka cualyska xamuulka gaadiidku qaado” ee 20-ka sano ee soo socda.

Waxaa si habsami leh u socda dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Gaalkacyo iyo Bacaadweyn, gaar ahaan Qaybta 1-aad...
07/12/2025

Waxaa si habsami leh u socda dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Gaalkacyo iyo Bacaadweyn, gaar ahaan Qaybta 1-aad ee u dhaxaysa Laanta Dusmada iyo magaalada Gaalkacyo, oo ay fulinayso shirkadda waddaniga ah ee Albashid Construction Company - ACC

Ujeedoda isticmaalka shamiintada lagu dhisayo jidka ayaa ah tijaabo farsamo horudhac ah; oo hay,adda jidadka Puntland ugu talo-gashay inay kor ugu qaado guud ahaan awooda jidka, gaar ahaana tayo-da caro-kaawoda lagu dhisayo lakabka kore ee jidka (base course).

Habkaan cusub ayaa ku yimid baaris cilmiyeed lagu sameeyay jidka; iyadoo la tix-racaayo foormulooyinka cabirada calamiga ah ee dhismaha jidadka waawayn (standard highway designs), taasoo maxsuulkeedu yahay inuu Jidku xamili karo “korarka cualyska xamuulka gaadiidku qaadoyo ilaa 20ka sano ee soo socda.

09/11/2025

"Shaqo qurux badan ayaa socota, waxaan uga mahad-celinaynaa Albashid Construction Company - ACC iyo injineerada dadaalka iyo lex-jeclada ay ku wadaan shaqada."

Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), Cabdifitaax Sugulle ayaa kormeer ku sameeyay dhismaha waddada Dusmada - Gaalkacyo.

08/11/2025

Dhismaha waddada Dusmada ilaa Gaalkacyo ayaa si habsami leh u socota, iyadoo Shirkadda Albashid Construction Company - ACC oo gacanta ku haysa ay si weyn u dardar gelisay shaqada.

Si aad u ogaato heerka shaqada iyo halka ay marayso, daawo muuqaalka hoose.

07/11/2025

𝐀𝐥𝐛𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝: 𝐋𝐚𝐚𝐦𝐢 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐥𝐞𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧

Dhismaha laamiga Dusmada iyo Gaalkacyo waxa barbar socda hawlo kale oo wax ku ool ah oo ay wado shirkadda waddaniga ah ee Albashid Construction Company - ACC.

Shaqooyinka waxa ka mid ah dhir lagu beerayo hareeraha laamiga Dusmada ilaa Gaalkacyo, maamulaha Shirkadda Albashid, Joon Yaardi ayaa ku faahfaahinaya muuqaalka.

Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland, Cabdifitaax Sugulle ayaa kormeer ku tagay dhismaha laamiga Dusmada ilaa Gaal...
07/11/2025

Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland, Cabdifitaax Sugulle ayaa kormeer ku tagay dhismaha laamiga Dusmada ilaa Gaalkacyo oo ay fulintiisa wado Shirkadda Albashid Construction Company - ACC.

Intii uu socday kormeerka, maamulaha Shirkadda Albashid, Injineer Joon Yaardi ayaa Guddoomiyaha tusay xarumaha shirkadda iyo goobaha ay ka socoto shaqada. Waxa uu faahfaahin ka siiyay heerka uu marayo laamiga iyo dadaallada lagu xaqiijinayo tayada dhismaha.

Guddoomiye Cabdifitaax Sugulle ayaa uga mahadceliyay maamulka Shirkadda Albashid iyo injineerada shaqada hufan iyo dadaalka ay ku bixinayaan ilaalinta tayada.

24/10/2025
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.Maamulka, Hawl wadeenada iyo bahda Shirkadda Albashid Construction Company - AC...
21/10/2025

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

Maamulka, Hawl wadeenada iyo bahda Shirkadda Albashid Construction Company - ACC waxay ka tacsiyeenayaan Geerida naxdinta leh ee ku timid Cali Faarax Cali Farmayeeri, Agaasimihii Hay'adda PDRC oo Magaalada Garowe ku Geeriyooday.

Cali wuxuu ahaa Shaqsi wanaagsan, nabadoon iyo oday Soomaaliyeed oo Waqti badan galiyay Nabadaynta iyo Dowlad dhiska ummada Soomaaliyeed iyo tan Puntland.

Waxaanu Tacsi u diraynaa ehelka, qaraabada, bahda PDRC iyo dhamaan Ummada Soomaaliyeed.

Qabriga allaha u Nuuriyo Marxuumka.

15/10/2025

MUUQAAL: KORMEERKA MAAMULKA IYO GUDIGGA HORMARINTA DEGMADDA GAALKACYO.

Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo, xubno ka tirsan guddiga horumarinta iyo ganacsato ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha laamiga u dhexeeya Dusmada iyo Gaalkacyo oo ay Dhisayso Shirkadda Wadaniga ah ee Albashid Construction Company - ACC

Wafdiga ayaa kormeeray qaybaha ay shaqadu ka socoto iyo xarunta shirkadda ee lagu hubiyo tayada ciidda loo adeegsanayo dhismaha laamiga, si loo xaqiijiyo in laamigu noqdo mid tayo leh oo waara.

Maamulka degmada, guddiga horumarinta iyo ganacsatada ayaa bogaadiyay shaqada hufan ee shirkadda Al Bashiid ay wado, iyagoo rajo wanaagsan ka muujiyay heerka uu marayo dhismaha laamiga.

Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo, xubno ka tirsan guddiga horumarinta iyo ganacsato ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha ...
15/10/2025

Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo, xubno ka tirsan guddiga horumarinta iyo ganacsato ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha laamiga u dhexeeya Dusmada iyo Gaalkacyo oo ay Dhisayso Shirkadda Wadaniga ah ee Albashid Construction Company - ACC

Wafdiga ayaa kormeeray qaybaha ay shaqadu ka socoto iyo xarunta shirkadda ee lagu hubiyo tayada ciidda loo adeegsanayo dhismaha laamiga, si loo xaqiijiyo in laamigu noqdo mid tayo leh oo waara.

Maamulka degmada, guddiga horumarinta iyo ganacsatada ayaa bogaadiyay shaqada hufan ee shirkadda Al Bashiid ay wado, iyagoo rajo wanaagsan ka muujiyay heerka uu marayo dhismaha laamiga.

Address

Garoowe
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252905543255

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Albashid Construction Company - ACC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Albashid Construction Company - ACC:

Share