Emaad Construction and Real Estate

Emaad Construction and Real Estate Shirkada dhismaha ee Emad Construction and Real Estate Company waxay ka hawl gashaa deeganada Puntla

17/01/2022

Shirkadda Emaad Construction and Real Estate, waxay u qaabil santahay shubka diyaarsan shirkadda Somces, ee dhisaysa Garowe General Hospital.

Shirkadda Emaad Construction and Real Estate waxay shubtay  Garowe General Hospital kasoo ay shaqo baaxad leh kasocoto.C...
17/01/2022

Shirkadda Emaad Construction and Real Estate waxay shubtay Garowe General Hospital kasoo ay shaqo baaxad leh kasocoto.
Cimaad waxay macamiisheeda u haysaa haysaa, shub tayo leh, oo waafaqsan halbeegyada caalamiga ah iyo shaqo hufan oo wakhti yar lagu qabanayo

20/11/2021

Shirkada Emaad Construction and Real Estate waxay maanta shubtey mid ka mida dabaqyada magalad Garowe ka socda oo ku yaala aaga barxda Garowe.

Shirkadu waxay idiin haysaa, shub tayo leh, oo waafaqsan halbeegyada caalamiga ah iyo shaqo hufan oo wakhti yar lagu qabanayo.

Address

HQ Garowe, Wadada Islaan Maxamed
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Emaad Construction and Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share