22/03/2025
Caweyska Cawaash - Boggan waa Boggii Bulshada, idinka ayaa leh. Su'aasha Caawa:
Cabdi wuxuu $5,000 oo raasamaal ah ku furtay Dukaan. Saddexdii bilood ee ugu horreysay:
Bishii 1-aad: Wuxuu iibiyay $3,000, wuxuuna khasaaray $500.
Bishii 2-aad: Wuxuu iibiyay $4,500, wuxuuna sameeyay faa’iido dhan 20% iibkiisa.
Bishii 3-aad: Wuxuu iibiyay $6,000, laakiin kharashaadkiisu wuxuu kordhay 50% marka loo eego bishii h**e.
Su’aasha:
Immisa faa’iido ama khasaare ayuu la kulmay guud ahaan saddexda bilood?
Immisa ayuu hadda haystaa haddii aan loo xisaabin wax kale sida dayn ama maalgelin dheeraad ah?
(Faallo ku dhaaf jawaabtaada! Aan aragno qofka ugu xariifsan!) 😃💰
Shuruudaha waa sidoodi h**e, Follow Boggan, Like, Share post-gan, Post-gi h**e iyo sidoo kale ku xirnow post kasta.
Farah Cawaash