TTN Construction Company

Call Directions Website Contact the business

TTN Construction Company Fuliyaha Masharicda Horumarined ee Kabayasha Dhaqaalaha e ugu waweyn Ee Puntland sida Dekedda Garacad We work carefully as a team to achieve our goals.

With the vast experience gained by our company founders for the last 30 years through the wide-ranging construction projects, we strive to deliver high quality projects to our clients. We mobilize state-of-the-art equipment along with a team of qualified and experienced workforce to complete our projects on time, with uncompromising focus on speed, quality and health & safety.

Our vision is to be a highly successful organization in engineering, construction, and project management fields by achieving significant outcomes for our clients, providing a satisfying career for our workers, and earning a fair return on the value we deliver.

Our capabilities are strengthened by our core values of teamwork, responsibility and dynamism. Thus, your project is completed on time, on budget and to the highest quality and standards possible.

Our success lies in the strength of our dynamism and also in the experience we have gained through the diversity of the construction projects we have carried out so far.

TTN is committed to supporting local economic development. Construction projects being carried out by our company connect and enrich communities, play an important role in regional development, aid economic growth and provide vital and long-term infrastructure.

We continue to deliver some of the region’s most important construction projects in Somalia, including the construction of Garacad Seaport Project, Garowe Airport Extension Project, and Garowe Municipality Roads.

21/08/2026

Shirkadda TTN ayaa ku guuleysatay Abaalmarinta Shirkadda Sanadka ee Waxqabadka Infrastructure-ka Puntland, taas oo lagu maamuusay doorkeeda muuqda ee hirgelinta mashaariicda waddooyinka, buundooyinka iyo biyo-saarka.

Abaalmarintan oo ay bixisay Impact waxay caddeyn u tahay dadaalka tayada iyo kalsoonida ay TTN ku kasbatay fulinta mashaariicda horumarineed ee Puntland.

Waxaa sharaf weyn noo ah oo maalin taariikhi ah, inaan ka qeyb noqono munaasabadda dhagax dhiga WADADA AIRPORTKA BOSASO ...
28/07/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah oo maalin taariikhi ah, inaan ka qeyb noqono munaasabadda dhagax dhiga WADADA AIRPORTKA BOSASO oo ay Fulinayso Shirkada TTN

Shirkadda TTN Construction Company waxaa ka go’an inay bulshada siiso adeeg tayo sare leh, isla markaana ay ku fuliso mashaariicda waqtigii loogu talagalay.

Waxaan ku dadaali doonnaa in Wadadaan ay noqoto mid guul leh oo wax weyn ka tari doona horumarka Degmada Bosaso

28/06/2026

Shirkadda TTN waxaa farxad weyn u ah iney dhamaystirtay lana xarig-jaray Wadada Halbowlaha ah ee Garowe oo door weyn ka qaadanaysa horumarka iyo isu socodka caasimadda.

Shirkaddu Waxay u mahadcelinaysaa madaxda Puntland ,maamulka Degmada Garowe, hay’adaha kala duwan, iyo shacabka oo muujiyey dulqaad iyo taageero intii shaqadu socotay.

TTN waxay ballanqaadaysaa inay sii waddo hirgelinta mashaariic tayo leh oo horumar u ah dalka.

Hambalyo Garowe Hambalyo Puntland.

XARIG-JARKA RASMIGA AH EE WADADA HALBOWLAAHA GAROWE TTN Construction Company  waxaa farxad weyn u ah inay dhamaystirto i...
27/06/2026

XARIG-JARKA RASMIGA AH EE WADADA HALBOWLAAHA GAROWE

TTN Construction Company waxaa farxad weyn u ah inay dhamaystirto iyo la xarig-jaro Wadada Halbowlaha ah ee magaalada Garowe, oo ah mashruuc muhiim u ah horumarka caasimadda iyo fududeynta isu socodka bulshada.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Madaxweynaha Dowladda Puntland, Duqa Degmada Garowe, Guddiga Horumarinta Garowe, iyo dhammaan hay'adihii ay khusayso taageeradooda iyo wada shaqeyntooda intii mashruucu socday.

Sidoo kale, waxaan mahad gaar ah u diraynaa shacabka caasimadda Garowe dulqaadka, fahamka, iyo taageerada ay muujiyeen muddadii ay socdeen hawlaha dhismaha.

TTN Construction Company waxay ku faantaa inay qayb ka noqoto horumarka kaabeyaasha dhaqaalaha ee Soomaaliya, waxaana naga go'an inaan sii wadno hirgelinta mashaariic tayo leh oo bulshada wax weyn u tari doona.

Hambalyo Garowe! Hambalyo Puntland! 🇸🇴

TTN Construction Company

Laamiga wadnaha Caasimadda Garowe oo ay dhismeheeda Fulisey Shirkadda TTN Construction Company.
27/06/2026

Laamiga wadnaha Caasimadda Garowe oo ay dhismeheeda Fulisey Shirkadda TTN Construction Company.

24/06/2026

Waxaa soo Gabagaboobey dhismaha wada Halbowlaha Caasimadda Garowe oo ay dhismeheeda gacanta kuhaysey Shirkadda TTN Construction Company.

10/06/2026

Waxaa meel Gabagabo ah maraya dhismaha wada Halbowlaha Caasimadda Garowe oo ay dhismeheeda gacanta kuhayso Shirkadda TTN Construction Company. Waxaa ladhamaystiray Carakaawada (Earthworks), Jaayga Wadada (Crushed Aggregate Base Course), Biya mareenka wada (Side Drainage), Dad mareenka Wadada (Sidewalks) iyo Dhiraynta Wadada. Waxaa maanta lasaaray Prime Coat-ka si loogu diyaariyo saaridda Laamiga (Asphalt).

11/05/2026
09/05/2026

Dhigista tuubadii ugu dambaysay ee mashruuca biyo saarka Caasimadda

05/04/2026

Dhigista tuubada biya saarka

Address

Airport Road, Near SomGass
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252907707777

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TTN Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to TTN Construction Company:

Shortcuts

Share