Noman Construction Company

Noman Construction Company We build houses like your dream. Dedication and sincerity is our strength.

03/03/2026

Dhismo Lagu Kalsoonaan Karo
Gurigan waxu ka mid yahay dismayaasha aan ka wado magaalada Garowe.
Noman Construction Company waxay ku faantaa dhisidda guryo tayo sare leh oo
adkeysi iyo bilic leh.
Waxaan diyaar u nahay inaan si xirfad leh u dhisno gurigaaga riyada, adigoo helaya adeeg
hufan, dhisme adag, iyo natiijo aad ku faraxdo.
Wixii faahtaahin ah ama xog dheeraad ah,
kala xiriir: WhatsApp: +252 906995866

28/01/2026

Waxaa hadda gabagabo ku dhow dhismaha labo guri oo villa casri ah, kuwaas oo ay hirgelinayso Noman Construction Company — shirkad lagu yaqaan tayo sare, naqshado qurux badan, iyo dhismo waara.

Guryahan waxaa loo dhisayaa si heer sare ah, iyagoo yeedhey
✨ Naqshad casri ah
✨ Dhisme tayo leh

Haddii aad raadinayso in laguu dhiso guri casri ah, ama aad u baahan tahay naqshad iyo dhisme casri ah oo gaar kuu ah, Noman Construction Company waa doorashada saxda ah.

📲 Nala soo xiriir WhatsApp: +252 0906995866
🏗️ Waxaan ka howlgalna Dhaman Gobollada putland iyo waqooyi Bari
🏗️ Noman Construction Company – Waxaan dhisnaa kalsoonidaada

21/01/2026

Waxaan xadhig jarney Guri Casri ah
Gurigan wuxuu ku dhisan yahay tayo heer sare ah iyo naqshad casri ah oo raaxo iyo waxtar iskugu jirta.
Wuxuu ka kooban yahay 5 qol iyo 3 musqulood, kuna habboon qoys raadinaya deganaan iyo nolol casri ah.
Haddii aad rabto guri adiga loogu talagalay, oo waafaqsan aragtidaada iyo miisaaniyaddaada, annagaa diyaar u ah fulintiisa laga bilaabo naqshad ilaa dhammeystir.
📲 Nala soo xiriir: WhatsApp +252 906995866

Address

30th Avenue, Puntland
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252906995866

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Noman Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Noman Construction Company:

Shortcuts

Share