18/07/2026
๐จ Guri Dhamaystiran oo ka yar $40,000? HAA, waa macquul! ๐คฏ๐
Ma rumaysan kartaa in magaalo gudaheed aad ka dhisan karto guri casri ah oo leh dhammaan adeegyada asaasiga ah, iyadoo kharashku ka yar yahay 40 Kun oo Doolar? ๐ค Shirkadda Arlo Construction ayaa riyadaas kuu rumaynaysa!
Gurigan quruxda badan wuxuu ka kooban yahay:
๐๏ธ 3 Qol oo waasac ah
๐๏ธ Fadhi weyn
๐ณ Jiko iyo Suuli
๐งฑ Deyr adag iyo naqshad indho-qabad leh!
Intaas kuma eka! Arlo Construction waxay sidoo kale gacanta ku haysaa mashaariic waaweyn oo ay ka mid yihiin dabaqyo suuq ah iyo filooyin casri ah. Tayo sare, isku halayn iyo qiimo macquul ah ayaan kugu dhisaynaa. ๐๏ธโจ
๐ฒ Ka dhabee riyadaada guriyeed oo hadda nala soo xiriir:
๐ +252 90 779 7513