28/10/2025
Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Somalia.
Caasimadda : Laascaanood
Waxaan ugu bishaaraynaynaa macaamiisha iyo dhammaan haayadaha qandaraasyada bixiya inay Bo'ame Construction and Commercial Company ay diyaar ugu tahay Magaalada Laascaanood iyo dhammaan gobolada kale ee Dawlad-goboleedka Waqooyi Bari Somalia.
Waxaannu bixinnaa:
✓Dhismaha School-ada iyo goobaha Waxbarashada.
✓Dhismaha Waddooyinka.
✓Fulinta Qandaraasyada noocay doonaanba.
✓Qodista Ceelasha
✓Dayac-tirka Ceelasha iyo Berkadaha Biyaha.
✓Dhismaha Masaajidda iyo Malcamadaha.
Nagala soo xidhiidh :
📞 +252634915544
📞 +252634985228
📞 +252907790937
📞 +252907637531
✉️ Bo'[email protected]
Las-anod, Waqooyi-Bari Somalia.