Kayaan Design & Construction

Kayaan Design & Construction boggani waa mid khaas u ah Eng Abdurahman Bahalcadde
waxadna ka heli donta Design and Construction-no ku qanciya

Waa guri lagu samaynayo dayac tir iyo dhisme kordhin oo ku yaal degmada Buraan Waa 6 qol 2 suuli iyo kijo
15/03/2022

Waa guri lagu samaynayo dayac tir iyo dhisme kordhin oo ku yaal degmada Buraan
Waa 6 qol 2 suuli iyo kijo

Waxa shirkadu bilow guri barto  ah oo laga dhisayo magalada  buraan Jagadu waa 12*20meter4 qol  kijo iyo 2 suuli Kala so...
15/02/2022

Waxa shirkadu bilow guri barto ah oo laga dhisayo magalada buraan
Jagadu waa 12*20meter
4 qol kijo iyo 2 suuli
Kala soo xidhiidh Tel:- +252907651217ama +252906799828 ama +25296791992
whatspp=0907651217 & 0906902424

Alx tama alx Waxan soo gabagaba bagaynay (masjid xasan gani ) oo aanu ka hirgalinay magalada habarshiro ee gobolka sanaa...
30/11/2021

Alx tama alx
Waxan soo gabagaba bagaynay (masjid xasan gani ) oo aanu ka hirgalinay magalada habarshiro ee gobolka sanaag

Waxan alle ha baryin in alle gaarsiiyo dadki dhisay iyo intii kle oo wax la baxday ba

Kala xiri shirkadda whatap 0907651217 ama 0906902424

Kala xirir 0906799828 ama 0906791992

23/11/2021
Waa guryaha ugu casrisan degmada buraan ay ka wadado shirkadu BURAAN SANAAG SOMALIA
17/11/2021

Waa guryaha ugu casrisan degmada buraan ay ka wadado shirkadu
BURAAN SANAAG SOMALIA

Waxa soo gabo gaboobay  safiitadii masjidka alx Shaqo hufan iyo wakhti gaaban Kala soo xidhiidh Tel:- +252907651217ama +...
26/09/2021

Waxa soo gabo gaboobay safiitadii masjidka alx
Shaqo hufan iyo wakhti gaaban
Kala soo xidhiidh Tel:- +252907651217ama +252906799828 ama +25296791992
whatspp=0907651217

KAYAAN FC DEGMADA BURAAN
07/09/2021

KAYAAN FC DEGMADA BURAAN

Waxa meel gabo gabo ah maraya dadki masjidka habarshiro Shaqa nadiif ah iyo wakhti kooban ugu imow shirkada dhismaha ee ...
01/09/2021

Waxa meel gabo gabo ah maraya dadki masjidka habarshiro
Shaqa nadiif ah iyo wakhti kooban ugu imow shirkada dhismaha ee kayaan

Roof beam
12/08/2021

Roof beam

shaqadii masjidka habarshiro oo meel fican maraya mashalaah
24/07/2021

shaqadii masjidka habarshiro oo meel fican maraya mashalaah

Bismillaah Shirkadu waxa ay bilowday masjid laga dhisayo magalada habarshiro waxa cabirkiisu yahy 16.8*18.8 meterKala so...
03/07/2021

Bismillaah

Shirkadu waxa ay bilowday masjid laga dhisayo magalada habarshiro waxa cabirkiisu yahy 16.8*18.8 meter

Kala soo xidhiidh Tel:- +252907651217ama +252906799828 ama +25296791992
whatspp=0907651217 0906902424

Address

Garowe

Telephone

0907651217

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kayaan Design & Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share