Three Star Engineering Services

Three Star Engineering Services Construction

20/12/2025

Wajahadda h**e.

07/12/2025

Garoowe ayaan ka dhisnay, waa 18×18 ah dhex ka dhis.

31/10/2025

Sub-structure ama dhismaha qaybtiisa hoose, Bilow ilaa dhamaad. Waa qaybta qaabishan qaybinta xoogaga ka imaanaya qaybta sare si siman; ka ilaalinta dhismaha degitaanka. Waxaa lagu daahiray Emulsion-bitumen.

Dumin iyo level qaadidi.
01/08/2025

Dumin iyo level qaadidi.

Dhismaha Masjid Imaam Nawaawi Boosaaso.
17/07/2025

Dhismaha Masjid Imaam Nawaawi Boosaaso.

Galoolku, wuxuu leeyahay qurux, qab iyo isagoon u baahnayn biyo badan. Wadooyinka waa in lagu beeraa.
19/05/2025

Galoolku, wuxuu leeyahay qurux, qab iyo isagoon u baahnayn biyo badan. Wadooyinka waa in lagu beeraa.

Guri hoos xalaal ka ah, korna xaaraan ka ah.Cabirka iyo miisaanka diinteenna xaniifka ah meel adag ayey ka istaagtay. Da...
17/05/2025

Guri hoos xalaal ka ah, korna xaaraan ka ah.

Cabirka iyo miisaanka diinteenna xaniifka ah meel adag ayey ka istaagtay.

Dadka Soomaaliyeed ee dhisanaya guryaha ha ku ekaadan cabbirka dhulkooda.

Soomaaliya waxaa wax la wada ogyahay in dhulka marka la dhisayo cabbirka dhulka iyo guriga (dabaqa dhulka) la’isla ekeysiiyo, balse marka dabaqa 1aad la tago Hal (1) mitir lagu soo darsado oo waddada dabaqa 1aad laga soo galo. Sow ma’oga in halka mitir ee ay dhulkooda ka soo baxeen uu yahay dhul dadweyne/dan-guud.

Sow ma’oga in beri waddada la dul-saari karo mid kale oo dumin karta gurigiisa maadama hal mitir kaga jiro waddada sare.

Injineerrada Soomaaliyeed hala taliyaan dadka guryaha noocaas ah rabo in ay dhisaan, hana ka feejignaadan in ay naqshad noocaas ah sameeyaan marka horaba.

Culimada Soomaaliyeed dowr intee la’eg ayey ku leeyihiin baraarujinta dadkaas ku soo xad-gudbaya waddooyinka dadweynaha iyo kuwa haatan weli damacsan.

Cabbirka iyo miisaanka kaliya kuma eka cuntada iyo badeecooyinka kale ee guryaha yaan mitir xaaraan ah lagu darsan, oo guriga dhan la wada xaarantimeyn.

Mohamed Dubo

Hambalyo dhamaan shaqaalaha shirkadda Three Star Engineering Services maalinta caalamiga ah ee shaqaalaha. Hawlkar ayaad...
01/05/2025

Hambalyo dhamaan shaqaalaha shirkadda Three Star Engineering Services maalinta caalamiga ah ee shaqaalaha. Hawlkar ayaad tihiin dhamaan.

Goobta: GarooweWaa guri ka kooban qol fadhi iyo qado ah, saddex qol, qolka weyn ee suuliga gudaha ku leh, service, laba ...
23/04/2025

Goobta: Garoowe
Waa guri ka kooban qol fadhi iyo qado ah, saddex qol, qolka weyn ee suuliga gudaha ku leh, service, laba Baraando, beero, Parking leh har, dayr weyn, laba Jiko, saddex Suuli iyo Store.

02/02/2025

Waa dabaq aan ka dhisnay Boosaaso, Puntland. Nagala soo xiriir Whatsapp: 906 946 668

Dhamaad, Boosaaso.
08/01/2025

Dhamaad, Boosaaso.

Address

Garoowe-Meeraysane
Garowe

Telephone

+252906946668

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Three Star Engineering Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Three Star Engineering Services:

Share