Aboor Water and Construction

Aboor Water and Construction Shirkada dhismaha iyo qodista Ceelasha.

27/10/2024


Ayaa qaabaysay dib u Casriyeynta Wasaarada dalxiiska Garowe

22/09/2024

Hubaynta Masar iyo Ethiopia ee jabhadaha Somalia

Waxaan khatar wayn ugu jirnaa in gebi ahaanba dawladnimadii somalia meesha ka baxdo
Jamhadaha Somalia ka dhisan ee
Puntland, jubbaland, south west, galmudug,hirshabele iyo benaadir waxay u kala dhuumanayaan laba dal oo aan midna dan ugu jirin
MASAR iyo ETHIOPIA
Waxayna hub sharci daro ku soo daabuleen dalka taasna waa khatarta ugu wayn ee qabiiladu beri isku gumaadi doonan

09/09/2024
18/08/2024

Aboor Water and Construction
Products of our goals

09/08/2024
11/july/2024Shirkada Ceelasha iyo Dhismayaasha casriga ah ee Aboor ayaa la wareegtay dhagax dhiga Dhismaha Xarun Cafimaa...
08/08/2024

11/july/2024
Shirkada Ceelasha iyo Dhismayaasha casriga ah ee Aboor ayaa la wareegtay dhagax dhiga Dhismaha Xarun Cafimaad Health Center Ee Deegaanka Unuun Degmada Qandala Ee Gobolka
Xaruntaan Cafimaad ayaa waxaa maal gelkntoonta Hay'ada Lions Clubs Sweden M101 iyo LCIF
Waxaana dhagax dhiga ka qayb Galay Maamulaha Fulinta Shirka Aboor Eng Barma Ali Arab
Dhanka kale dhinaca Lions Clubs waxaa ka socday Anna Katrina iyo Gudoomiye Mursal Smail Issa oo ah siyaasi reer Europe ah

Address

Garoowe
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aboor Water and Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share