Haji Mouse Construction Company

Haji Mouse Construction Company This is the official page of Haji Mouse Construction Company

SAWIRO-Nashqada (Designka) dib u dhiska iyo casriyaynta Garoonka kubada cagta Gabiley oo dhismihiisu socdo wuxuna koobsa...
17/02/2026

SAWIRO-Nashqada (Designka) dib u dhiska iyo casriyaynta Garoonka kubada cagta Gabiley oo dhismihiisu socdo wuxuna koobsanayaa dhamaan hanaankii uu yeelan lahaa garoon caalamiya

17/02/2026

Nashqada (Designka) dib u dhiska iyo casriyaynta Garoonka kubada cagta Gabiley oo dhismihiisu socdo wuxuna koobsanayaa dhamaan hanaankii uu yeelan lahaa garoon caalamiya waxaana lagu ciyaari doona habeen iyo maalin.

05/02/2026

Shirkada Haji Muse Company oo dhismayaashii ugu badnaa ka wada Caasmida Hargeisa.

Dhismahan waxaan ka hirgalinay xaafada Magaalo Jimcaale.

Faahfaahinta dhismaha Cabirka dhulka 24m x 18m.

5 Qol oo jiifa, fadhi & cunto. 3 suuli. 1 kitchen iyo stoodh, qol service iyo qayb dhar maydhi ah.

Macmiil adigana wa lagu dhisi kara

Fadlan nagala soo xidhiidh;
+25263-4102160 65-9106767

01/01/2026

Dhismahan waa laba guri oo Mataano ah, waxaan ka hirgalinay Magaalada Hargeisa gaar ahaan X control.

Faahfaahinta dhismahan Mataanaha ah Cabirka dhulka 24m x 18m.
8 Qol oo jiifa, 2 fadhi & cunto. 6 suuli. 2 kitchen, iyo 2 gaadhi gal.

Macmiil adigana wa lagu dhisi kara

Fadlan nagala soo xidhiidh;
+25263-4102160 65 9106767

18/12/2025

Dhismahan waxaan ka hirgalinay Magaalada Hargeisa gaar ahaan xaafada Magaalo Jimcaale.

Faahfaahinta dhismaha Cabirka dhulka 24m x 18m.
5 Qol oo jiifa, fadhi & cunto. 4 suuli. 1 kitchen iyo stoodh iyo qayb dhar maydhi ah.

Macmiil adigana wa lagu dhisi kara

Fadlan nagala soo xidhiidh;
+25263-4102160 65 9106767

13/11/2025

Shirkada dhismaha HAJI MUSE COMPANY oo bilawday duminta iyo dib u casriyaynta garoonka Gabiley Stadium, dhismihiisana loo fulin doono qaab casriya

10/07/2025

“Your satisfaction is our top priority.”

Macmiil adigana wa lagu dhisi kara
Fadlan nagala soo xidhiidh;
+25263-4102160 65 9106767

19/06/2025

Local Government Institute Hargeisa [LGI] oo ay dhistay Shirkada Haji Muse Company

15/06/2025

Haji Muse Company waxay kuu rumaynaysaa gurigii riyadaada!

Dhismaha ID 48-2025

31/05/2025

Dhismahan waxaan ka hirgalinay Magaalada Gabiley gaar ahaan xaafada 18-May.

Faahfaahinta dhismaha Cabirka dhulka 15m x 14m.
4 Qol oo jiifa, fadhi & cunto. 2 suuli. 1 qol service ah iyo kitchen.

Macmiil adigana wa lagu dhisi kara

Fadlan nagala soo xidhiidh;
+25263-4102160 65 9106767

11/05/2025

Dhisme Casri iyo Qurux ba leh ugu kalay Haji Mouse Company

Faahfaahinta dhismaha Cabirka dhulka 9m x 24m.
4 Qol oo jiifa, fadhi & cunto. 3 suuli. qol service ah. 1 kitchen iyo dayr.

Macmiil adigana wa lagu dhisi kara

Fadlan nagala soo xidhiidh;
+25263-4102160 65 9106767

12/03/2025

Dhisme Casri ah ugu kaalay Haji Mouse Construction Company

Address

Gabiley
Gebiley

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:30
Tuesday 06:00 - 21:30
Wednesday 06:00 - 21:30
Thursday 06:00 - 21:30
Friday 16:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:30
Sunday 06:00 - 21:30

Telephone

+252634102160

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haji Mouse Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haji Mouse Construction Company:

Share