Eng Warmahaye

Eng Warmahaye Engineering Services

Ceerigaabo iyo maanta .Sawirka naga soo gaadhay Ceerigaabo waxa uu muujinayaa baahida iyo helowga loo qabo nabada magala...
21/10/2025

Ceerigaabo iyo maanta .

Sawirka naga soo gaadhay Ceerigaabo waxa uu muujinayaa baahida iyo helowga loo qabo nabada magalaada Ceerigaabo lagu soo dabaalayo mar waa farxada marna waa badbaado bulsho, bulshadaa oo ah oodwadaag ama bulsho dhaqanka , afka iyo Diintu ka dhaxayso.

Tani waxay adkeynaysaa nabad lagu soo dabaalayo magaalo madaxa Gobolka sanaag Tani waxay ka dhigan tahay Inay maanta somaaliland diyaar u tahay nabada iyo wado noolaashaha bulashada oodwadaagta ah.

Waxa sidoo kale xusid mudan Somaliland Bari iyo Galbeed lagu dhanyahay taasin waxay ka saaraysaa doodii ahayd Somaliland nabad diyaar uma ah Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro taarikhda ayaa xusi doonta.

Hambalyo, Wasir Muxiyadiin
13/08/2025

Hambalyo, Wasir Muxiyadiin

"Hadii 99 dhibaato ay degmo ka jirto oo qofka masuulka ahi uu dhibaatooyinka mudnaan kala siin waayo isagaa dhibaatooyin...
26/07/2025

"Hadii 99 dhibaato ay degmo ka jirto oo qofka masuulka ahi uu dhibaatooyinka mudnaan kala siin waayo isagaa dhibaatooyinka boqol ku ah."..

Wasiir Muxiyediin.

26/07/2025

Warbixin kooban

25/07/2025
25/07/2025

Waa mid kamid Odayaasha Degmada Gaashaamo

25/07/2025

Marxaladihii ay soo martay Degmada Gaashaamo intii ay jirtay 1942. Waa Muddo dhan 83 sano Taarikhdka intaa lega wali waxay sugaysa Gaashaamo wixi xaqa ay u lahayd.

Waxaan ku rajo weynahaay maanta in uu buuxiyo rajada shacab Gaashaamo in ay hesho saami dhameystiran. Madaxweynaha maanta talada hayo iyo xukuumadiisa maanta joogta.

25/07/2025

Madaxweynaha Deegaanka Mustafe Omar Iyo Dadka Deegaanka Gaashaamo.

25/07/2025
25/07/2025

Deg deg.

Waxgaradka Degmada Gashamo waa dareen shacab.

Madaxwayne Degmada Gaashaamo waxaa hoos yimaada boqol iyo dheeraad Tuulo.Waxaan aamisanahay in ay u qalanto Gobol. Abwaa...
25/07/2025

Madaxwayne Degmada Gaashaamo waxaa hoos yimaada boqol iyo dheeraad Tuulo.
Waxaan aamisanahay in ay u qalanto Gobol.

Abwaan Yusuf shaacir

Address

Hargeisa
SOMALILAND

Telephone

+252654057996

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Warmahaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Warmahaye:

Share