MIM TECH

MIM TECH KUSOO DHAWAW XARUN HAGAAJINTA TILIFOONADA IYO COPUTERADA EE MIM TECH OO KUTAAL TOOTAL DHISMAHA JICIIR MOOL

18/12/2025
18/12/2025
Xarunta hagaajinta mobile da iyo computerada ee mim techLocation: total fooqa  jiciir
22/07/2025

Xarunta hagaajinta mobile da iyo computerada ee mim tech

Location: total fooqa jiciir

Cilad bixinta mobile da iyo computeraduba wa diyar  Goobta tootal jiciir mall gudihiisa
22/07/2025

Cilad bixinta mobile da iyo computeraduba wa diyar

Goobta tootal jiciir mall gudihiisa

Waxaa si hordhac ah loo soo saaray Taleefanka iPhone 17 Pro Max oo sanadkaan gudihiisa soo bixi doona. Dhanka nashqada K...
16/02/2025

Waxaa si hordhac ah loo soo saaray Taleefanka iPhone 17 Pro Max oo sanadkaan gudihiisa soo bixi doona.
Dhanka nashqada Kaamirada ayuu si weyn uga duwan yahay noocyadii h**e sida iPhone 15 iyo iPhone 16.
Waxaa iPhone17 lasoo saari doonaa Bisha September 2025.

hagaajinta dhamaan ciladaha ku yimaada computerada  waxaad ka helaysaa mim tech oo kutaala tootal dhismaha fooqa jiciir
13/02/2025

hagaajinta dhamaan ciladaha ku yimaada computerada waxaad ka helaysaa mim tech oo kutaala tootal dhismaha fooqa jiciir

Shirkadda Apple ayaa soo saartay digniin ku saabsan khatar amni oo ka jirta telefoonnada isticmaala noocyada h**e ee iOS...
13/02/2025

Shirkadda Apple ayaa soo saartay digniin ku saabsan khatar amni oo ka jirta telefoonnada isticmaala noocyada h**e ee iOS, gaar ahaan kuwa ka hooseeya nooca 18.3.1. Tan ayaa u oggolaanaysa hackers inay helaan xogta mobilkaaga iyada oo la adeegsanayo daldaloolooyinka amniga ee iOS-kii h**e.

Apple waxay caddeysay in si looga hortago halistan, aad u baahan tahay in aas cusboonaysiiso (update-garayso) iOS-kaaga adoo ka dhigaaya nooca 18.3.1.

iOS-kan cusub ayaa lagu soo daray USB restricted mode, oo ah hanaan ka hortagaya in haddii mobilkaaga lagaa xado ama aad meel ku ilawdo ama cid ujeedo leh si uun kugu daba marto, uusan qofna si fudud xogta mobilkaaga u heli karin isagoo isticmaalaya xadhiga USB-ga, iOS kii h**e ayaa u nuglaa in la jabsan karo mobile kaaga oo (lock-ga) ku jira in xogtaada loo dhici karo iyadoo la adeegsanaayo xadhiga USB, tan oo ay hada shirkadu xalisay.

Ma ka mid tahay dadka isticmaalaaya nooca dambe ee iOS ka shirkadu soo saartay?

Address

Hargeisa

Telephone

+252634786958

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MIM TECH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MIM TECH:

Share