Yool Training Center

Yool Training Center Yool Training Center waa school farsamada gacanta ah oo dalka lagaaga furay gaar ahaan Caasimada Hargeisa Somaliland 0636111116

Hambalyo dhammaan ardayda ka qalin-jabisay   Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn. Aqoon iyo dadaa...
09/05/2026

Hambalyo dhammaan ardayda ka qalin-jabisay Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn. Aqoon iyo dadaal h**e u sii wada. Guul ayaan idiin rajaynaynaa.

08/05/2026
Hambalyo 18 May – Maalinta Qarannimada Somaliland πŸŽ‰Dugsiga Farsamada Gacanta Yool Training Center waxa uu hambalyo iyo b...
02/05/2026

Hambalyo 18 May – Maalinta Qarannimada Somaliland πŸŽ‰

Dugsiga Farsamada Gacanta Yool Training Center waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan munaasabadda qiimaha badan ee 18 May.

Maalintan qiimaha leh waxay astaan u tahay dib-u-soo-noqoshadii madax-bannaanida Somaliland ee 18 May 1991, taas oo muujinaysa midnimo, geesinimo iyo horumar ay ku tallaabsadeen shacabka Somaliland οΏ½.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu nabad, barwaaqo iyo horumar joogto ah ku gallado dalkeena.

πŸ’‘ Yool Training Center
Waxaan bixinaa tababaro farsamo gacneed oo
tayo leh:

Electricity
Plumbing
Furniture
Tailoring
Solar System
CCTV Camera

πŸ“ Location: Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž Phone: +252 63 6111116
🌐 Website: www.yooltrainingcenter.com⁠�

πŸ‘‰ Ku biir maanta si aad u barato xirfad mustaqbal kuu horseedda!

✨ BARO XINE & MAKE UP PROFESSIONAL AH βœ¨πŸ’„Ma jeceshahay quruxda oo ma rabtaa inaad xirfad ka samaysato?Ku soo biir dugsige...
26/04/2026

✨ BARO XINE & MAKE UP PROFESSIONAL AH βœ¨πŸ’„
Ma jeceshahay quruxda oo ma rabtaa inaad xirfad ka samaysato?
Ku soo biir dugsigeena oo ku baro Xine & Make up isla socda si fudud oo xirfad leh! πŸ’―

πŸ“š Waxa aad baran doontaa:
βœ”οΈ Xine casri ah (Henna design kala duwan)
βœ”οΈ Make up aroos & xaflado
βœ”οΈ Facial & diyaarinta wajiga
βœ”οΈ Sida loo noqdo Make up Artist professional ah

🎯 Faa’iidooyinka:
βœ… Tababar macallimiin khibrad leh
βœ… Practical + theory isku jira
βœ… Shahaado (Certificate) dhamaadka

⏳ Muddada: 3 Bilood
πŸ’° Qiimaha: 10$ kaliya

πŸ“ Location: Hargeisa, suuqa inji
πŸ“ž Contact: 0636111111/0634779779

πŸ”₯ Fursad ha lumin – Is diiwaangeli maanta!

20/04/2026

Baro Xirfadda Plumbing-ka! πŸ”§πŸ’§
Ma rabtaa xirfad aad si fudud ugu shaqeysan karto?
Kaalay oo ka mid noqo ardayda baranaya plumbing-ka, oo hel:

βœ”οΈ Casharro fudud oo la fahmi karo
βœ”οΈ Tababar gacanta ah (practical)
βœ”οΈ Fursad aad ku noqoto xirfadle mustaqbalka

πŸ”₯ Hadda is diiwaangeli oo ka faa’iidayso
fursaddan!

πŸ“ Location: Suuqa Inji, Hargeisa
πŸ“ž Tell: 063 6111116
🌐 Website: yoolcentre.com

18/04/2026

πŸͺ‘πŸ”§ Baro Xirfadda Furniture!
Ma rabtaa inaad barato samaynta iyo naqshadaynta furniture?
Ku baro si fudud oo xirfad leh muddo kooban πŸ’―

βœ”οΈ Practical + Theory
βœ”οΈ Macalimiin khibrad leh
βœ”οΈ Fursad shaqo abuur

πŸ“ Location: Hargeisa,suuqa inji ama shinbirta
πŸ“ž Call/WhatsApp: 0636111116
🌐 Website: yoolcentre.com

πŸ‘‰ Isdiiwaangeli maanta oo bilow
mustaqbalkaaga!

11/04/2026

Cctv course

Address

Agagaarka Inji Total
Hargeisa
78

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yool Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yool Training Center:

Share