Somali Mining & Mineral Company

Somali Mining & Mineral Company SOMINCO Ltd is a medium-sized mining company that renders mining services to the mining industry.

SOMALI MINING AND MINERAL COMPANY (SOMINCO) Ltd is a medium-sized mining company that renders mining services to the mining industry.

02/08/2024
Gudoomiyaha Shirkada SOMINCO ee macdanta Eng. Cawil Cali Xuseen, oo dhiirigelinaya wax soo-saarka dalka ayaa qalab kala ...
02/08/2024

Gudoomiyaha Shirkada SOMINCO ee macdanta Eng. Cawil Cali Xuseen, oo dhiirigelinaya wax soo-saarka dalka ayaa qalab kala duwan oo sahlaya qodista macdanta gudoonsiiyay Yaasiin Rooble Cige oo ah Gudoomiyaha shirkada macdanta Golis Gymstone company Gobalka Awdal.

Eng Cawil oo ka jawaabaya baahiyaha iyo duruufaha ay ku shaqeeyaan ganacsatada yaryar ee macdanta soosaarta ayaa agabkan ku deeqay Yaasiin Rooble oo macdanta qota.

Agabkan ay shirkada SOMINCO gudoonsiiyay ayaa wax wayn katari doona baahiyaha macdan qodista iyo duruufaha iyo yaraynta khatara naf iyo maal ee halkaa kajira kaasoo kor u qaadi doona wax soosaarka bulshada dhanka macdanta.

ALLA MAHAD LEH.

Waa tijaabadii dahabka ee aanu Gold Lap ugu weyn Kenya Aanu Gaynay
02/08/2024

Waa tijaabadii dahabka ee aanu Gold Lap ugu weyn Kenya Aanu Gaynay

02/08/2024
02/08/2024

Address

Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Mining & Mineral Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category