18/08/2026
โLurka wali ma kulanteen, mise laaca ubaxiyo maad dhaafin laamaha?โ ๐ฟ
Abwaanku wuxuu halkAA ku weydiinayaa ama ku cabirayaa in qofku uu dhab ahaan la kulmay oo soo maray dhibaatadii iyo qadhaadhkii nolosha (lurka), mise wuxuu weli ku jiraa oo uu ku ekaaday quruxda iyo raaxada dusha sare ee nolosha (laaca ubaxa). Waa su'aal qoto dheer oo ku saabsan waaya-agnimada iyo la kulanka dhabta ah ee dhibaatooyinka adduunka
Abwaan Cabdi Aadan Xaaji (Cabdi Qays)