10/08/2024
Shirkada Sanca Decoration waxay idiin haysaa adeegyada qurxinta xafiisyada, meheradaha ganacsiga, huteelada, xafiisyada iyo guryaha sida gypsum board, qurxinta wajahada h**e, murayada .
Hadaba wixii faahfaahin ah nagala so xidhiidh WhatsApp Number 063_6311818
Call 063-4265957 ama 065-9302247