Horyaal Decoration Group

Horyaal Decoration Group Horyaal Group is a Somali architectural firm that specialises in decoration and renovation of interi

Swww   macaamisha  sharafat  halkan   waa  xarunta   Horyaal Decoration Group     ee  haragaysa   Soo dhaween   fiicanشك...
21/09/2025

Swww macaamisha sharafat halkan waa xarunta Horyaal Decoration Group ee haragaysa
Soo dhaween fiican
شكرآ لكم جميعا

Shirkada waxa ka mid ah shaqooyinka qurxinta ee ay qabatay.Qurxinta shirkada marmarka Salaama ee Burco.
08/09/2025

Shirkada waxa ka mid ah shaqooyinka qurxinta ee ay qabatay.
Qurxinta shirkada marmarka Salaama ee Burco.

28/08/2025

Qaabayn iyo dib u casriyayn aanu ku samaynay
SOMALILAND CENTRAL BANK

Shirkaddu waxay ku caantahay dib u habaynta iyo casriyaynta shirkadaha isgaadhsiinta si heer sare ah iyado ka faaiidaysa...
28/08/2025

Shirkaddu waxay ku caantahay dib u habaynta iyo casriyaynta shirkadaha isgaadhsiinta si heer sare ah iyado ka faaiidaysanaysa khibradeeda.
Shirkadaha aanu dib u casriyaynta ku samaynay waxa kamid ah:
1. TELESOM
2. SOMTEL
3. GOLIS
4. SOLTELCO
5. SO! SOO GASHO

Macamiishada sharafta leh waxaan idinla socodsiinayna inay nagala soo xidhiidhan numberada hoos ku qoran.

Tell: 0634428160/0654428160

MAHADSANIDIIN

Shirkadu waxay caan ku tahay inay baananka dalka qurxiso dib U habayna ku samayso.Bilic qurux banana dalka ka muujiso si...
21/08/2025

Shirkadu waxay caan ku tahay inay baananka dalka qurxiso dib U habayna ku samayso.
Bilic qurux banana dalka ka muujiso sida:
Salaama Bank Boosaso
Darasalam Bank Laancanood
Dahabshiil Bank Burco
Dahabshiil Bank Boorama

Aadba U mahadsantihiin.
Nalagala soo xidhiidh
0634428160
Owner: Foosi Haaji

19/08/2025

DAYAC TIR IYO DIB U HABAYN CASRI AH OO AANU KU SAMAYNAY DAHABSHIIL HEAD QUARTER BOORAMA.

DAYAC TIR IYO DIB U HABAYN CASRI AH OO AANU KU SAMAYNAY DAHABSHIIL HEAD QUARTER BOORAMA.
19/08/2025

DAYAC TIR IYO DIB U HABAYN CASRI AH OO AANU KU SAMAYNAY DAHABSHIIL HEAD QUARTER BOORAMA.

HORYAAL DECORATION GROUPKAABADA TELESOM EE HARGEISA OO AANU QURXIN IYO DIB U CASRIYAYN KU SAMAYNAY
12/08/2025

HORYAAL DECORATION GROUP
KAABADA TELESOM EE HARGEISA OO AANU QURXIN IYO DIB U CASRIYAYN KU SAMAYNAY

HORYAAL DECORATION GROUPDHAKHTARKA AL SHIFAT BOORAMA OO AANU QURXIN IYO DIB U CASRIYAYN KU SAMAYNAY
15/07/2025

HORYAAL DECORATION GROUP
DHAKHTARKA AL SHIFAT BOORAMA OO AANU QURXIN IYO DIB U CASRIYAYN KU SAMAYNAY

Address

Hargeisa

Telephone

+252659428160

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaal Decoration Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horyaal Decoration Group:

Share