Balanqaad construction company

Balanqaad construction company building construction .

Eid Mubarak Dhamaan umadda Islaanka ah Gaar ahaan umadda soomaaliyeed meelkasta oo ay Joogto gaar ahaan macaamiisha Shir...
09/04/2024

Eid Mubarak Dhamaan umadda Islaanka ah Gaar ahaan umadda soomaaliyeed meelkasta oo ay Joogto gaar ahaan macaamiisha Shirkadda dhismaha Ee Balanqaad construction company

09/03/2024

Mid kamida mashaariicda ay shirkaddu gacantq Ku hayso
Ongoing project
Project ID 116 23
Naqshadda ama desingka waxaa hirgelisay shirkadda Artichure
Dhismaha Mashruuca shirkadda dhismaha casriga ah Balanqaad construction company

building construction

Guri cusub oo casri ah oo ka dhisan dhul dhan 18m×24m (80 by 60) oo ka kooban 5 qol oo Jiif ah iyo qol cunto iyo fadhi a...
20/02/2022

Guri cusub oo casri ah oo ka dhisan dhul dhan 18m×24m (80 by 60) oo ka kooban 5 qol oo Jiif ah iyo qol cunto iyo fadhi ah ( living and dining) Iyo weliba 2 suuli daarad ay geli karaan 2 gaadhi oo shirkadda Balanqaad construction company hir gelin doonto

Ma doonaysaa dhisme casri ah ku xidhnaw balanqaad construction company

Whats app number +252637446645
DIRECT NUMBER +252634219193

Ama soo booqo xafiiska shirkadda ee Tiyaatarka wayn ee magaalada hargaysa gaar ahaan dabaqa labaad

On Going project ID 103 Beeraha Hargeisa Somaliland Balanqaad construction company +252637446645+252634219193 Xarunta ha...
30/12/2021

On Going project ID 103 Beeraha Hargeisa Somaliland

Balanqaad construction company

+252637446645
+252634219193

Xarunta hargeisa theatre center second floor

Project ID AO5 2021  05 waa guri cusub oo casri ah oo ka dhisan dhul dhan 12m×18m oo ka kooban 4 qol oo Jiif ah qol fadh...
13/09/2021

Project ID AO5 2021 05 waa guri cusub oo casri ah oo ka dhisan dhul dhan 12m×18m oo ka kooban 4 qol oo Jiif ah qol fadhi ah iyo suuli iyo Jiko oo ay shirkaddu ka hirgelin Doonto xaafada gantaalaha ee Magaalara hargeisa balanqaad construction company waxay ku balanqaadaysah inay kuu Rumayso riyadaada guri ee mustaqbalka

Ku xidhnaw Balanqaad construction company soo booqo xafiiska guud oo ku yaala Theatreka ( tiyaatarka wayn ee magaalada hargeisa) amaa xidhiidh

+2524219193
+252634136323
+2524277839

XAFIISKA SHIRKADDA BALLANQAAD CONSTRUCTION COMPANY WUXUU KU YAALLAAH THEATREKA WAYN EE MAGAALADA HARGEISA GAAR AHAAN SEC...
20/08/2021

XAFIISKA SHIRKADDA BALLANQAAD CONSTRUCTION COMPANY WUXUU KU YAALLAAH THEATREKA WAYN EE MAGAALADA HARGEISA GAAR AHAAN SECOND FLOORKA

Ama la xidhiidh
+252634219193
+252634136323
+252634277839

Designadii ugu danbeeyey Ee shirkaddu u hir gelinaysoh macaaamiisha shirkadda ballanqaad construction company FG:dhowaan...
12/08/2021

Designadii ugu danbeeyey Ee shirkaddu u hir gelinaysoh macaaamiisha shirkadda ballanqaad construction company

FG:dhowaan filo muuqaalada dhamaystirka mashaariicdii H**e shirkaddu u baahisay

Ma doonaysah inaad dhisatoh Gurigaaga riyadda Ku xidhnaw shirkadda dhismaha casriga ah Ee Balanqaad construction company

+252634219193
+252634136323

Waa guri cusub oo casri oo ay hir gelin doonto shirkaddu kuna yaalla xaafada new hargeisa FG : gurigani wuxuu ka dhisan ...
19/07/2021

Waa guri cusub oo casri oo ay hir gelin doonto shirkaddu kuna yaalla xaafada new hargeisa

FG : gurigani wuxuu ka dhisan yahay dhul dhan 24m×18m wuxuuna ka kooban yahay 5 qol oo jiif ah iyo qol fadhi io cunto ah a Jiko iyo general pathkii
Balanqaad construction company waxay kuu balanqaadaysah inay kuu rumayso riyadaada guri ee mustaqbalka markaad doonto adigu macmiil

Wixii intaas dheer lazoo xidhiidh
+252634219193 ama zoo booqo xafiiska shirkadda ee tiyaatarka wayn ee magaalada hargeisa ( theatre mall)

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634219193

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Balanqaad construction company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Balanqaad construction company:

Share