Khadar Ahmed Muse

Khadar Ahmed Muse Waa Boga labaad ee aan ku leeyahay Facebook-ga. Waxaa kusoo gudbiyaa Fikirada la xidhiidha Farsadooyinka iyo Casharada nolosha.

01/06/2026

Casharkii 1 aad ee Antenna -nooyinka.

Kani waa sawir moojinaaya, heerarka uu soo maray Subscriber Identify Module (SIM) -ku. Adigu halkeed kala bilowday?Khada...
10/05/2026

Kani waa sawir moojinaaya, heerarka uu soo maray Subscriber Identify Module (SIM) -ku. Adigu halkeed kala bilowday?

Khadar A Muse

12/04/2026

Basic Concept of Domain Name System (DNS).



23/03/2026

Hargeisa
22/03/2026


Tuugta cusub ee Internet-ka dadka ku dhaca. Ciidanka Booliska JSL, Fadlan tixgaliya baaqani.
24/02/2026

Tuugta cusub ee Internet-ka dadka ku dhaca.
Ciidanka Booliska JSL, Fadlan tixgaliya baaqani.




21/02/2026

1. Ma xanuusto
2. Ma fasax qaato
3. Ma soo habsaamo
4. Ma shekeeyo mala-maha qaar?
Ma dhabaa ? Haa mise Maya.




08/02/2026

Marka Macalin Wanaagsani, Ardaygisii helo.




Maxaa Tower-rada looga dhisaa meel dheer ama banaan ?Inta badan waxaa ku xidhan Tower-da dhadheer wax Anteenooyin kala d...
25/01/2026

Maxaa Tower-rada looga dhisaa meel dheer ama banaan ?

Inta badan waxaa ku xidhan Tower-da dhadheer wax Anteenooyin kala duwan. Waxaan manta inoo muhiima oo sawirkeenani ku beeganyahay waa Microwave-yada oo ah saxan u jeeda dhinac uu warka u lalinaayo ama ka helaayo. Waxaa inta badan isku yihiin Point-to- Point ( PPT) oo waa laba isku sidkan.

Labad microwave, waxaa la rabaa inay isku toosnadaan ( Line of Sight), hadii ay wax kala qariyaa soo kala dhexgalo sida Buur,Guri ama Geed waxa ku dhacda inuu kala lumo xidhiidhki u dhexeeyay ( Pathloss) .
Xidhiidhka u dhexeeya wuxu dhex maraa Soone loo yaqaano Fresnel Zone-1(Center of the Path) oo ah halka Signalku ugu xooganyahay.

Marka labada Microwave, dhexoodu haday nadiiftahay signal-ku waa marka igu fiicanyahay (Good Signal), hadii kale signal-ku wuxuu noqonayaa mid daciifa ( Weak Signal).

Taasi ayaa keenta in la dhiso tower dheer oo dadku walaac ka muujiyaan.
Wadamada qaarkood Microwave kani waxay ku badaleen Fiber Optic isku xidhaaya lagabdii Tower.

Tower-ka laftiisa waxaa badali kara dhimayaasha in lagu xidho antooyinka waraabinaaya qalabka aan u isticmaalyo isgaadhsiinta oo Telephone ku ugu muhiimsanyahay.

Khadar A Muse

12/01/2026





Khadar A Muse

26/12/2025

Energy
Khadar A Muse

Address

Hargeisa
HARGEISA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar Ahmed Muse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Khadar Ahmed Muse:

Share