Shirkada guryaha habaynta bilicda

Shirkada guryaha habaynta bilicda Hargiesa

14/03/2021

Asc dhaman muslimiinta
Siba gar ahaan somalida

Asc dhamantiin bulshada somaliyeed Ogaysiis Waxaan ogaysinayaaDhaman bulshada ku dhaqan somaliland waxan leeyahay waxan ...
25/11/2020

Asc dhamantiin bulshada somaliyeed
Ogaysiis
Waxaan ogaysinayaa
Dhaman bulshada ku dhaqan somaliland waxan leeyahay waxan idiin haynaa nashqado
Casriya oonu ku nasha qadayn doono guryaha kala duwan

16/11/2020

Asc dhamaantiin inta musliminta ah gar ahaan somalida

Asc asxbeey Intaa kadibSomaliyeeyXalkiinu  waxa uu yahay in aad tashataan  oo i su tansushaan mikiina midka kale i su ca...
10/10/2019

Asc asxbeey
Intaa kadib
Somaliyeey
Xalkiinu waxa uu yahay in aad tashataan oo i su tansushaan mikiina midka kale i su calool furnaataan hadii aad isku xidhnataan cadowgu idin soo dhex galimaayaan sida ay somali iskugu iman lahayd falowgeeda gala
Waxa is laynaya waa somali waxa cadowga ah waa somali idinka ayaa layskukiin dhiibay hubka h**ey ayaa looyidhi lafo maroodi iyaga ayaa laysku jabiyaa sidaas ayaad noqoteen somaliyeey
Cadowgeenu waa kuwan
1) itoopiya
2)kiniya
3)yurub oo dhan
Hadab waxa dareema oo idinku gacmaha is qab sada
1) ka ladilayaa waa somali
2)ka kujira gumaysiga waa somali
3)ka la cadadinayaa waa somali
4) ka arga gaxisadu waa somali
Eeg cidamada amisom maxaynu ku qabnaa iyaga ayaa fa iido inagu qaba
Faiidada aynu ku qabi lahayn waxaa kabadan khasaaraha aynu ku qabno dumarkeenii ayay kufsanayaan waxaa lagu masabidayaa somalid
Ee kiniya badii ayay inagu haysataa waa waxa ay naga aragtay barigii h**e inaguma dhicijirin imikana way i noo soo qoslaysaa

Shirkada dhismaha ee bilicda  guryaha
01/09/2019

Shirkada dhismaha ee
bilicda guryaha

SHAQAALE HUFAN
26/08/2019

SHAQAALE HUFAN

21/08/2019

Damal combinyi
dhamaan dadweynaha ku dhaqan magalada hargeisa
In aanu ku hayno qob cuzub iyo nashaqad cusub oo aanu idiin quruxin doono guryaha

Dhamaan dadweynaha ku dhaqan magalada hargeisa In aanu idiin kewnay nashqad cusub oo aan h**e loogu arag somaliland
21/08/2019

Dhamaan dadweynaha ku dhaqan magalada hargeisa
In aanu idiin kewnay nashqad cusub oo aan h**e loogu arag somaliland

Address

Calamada
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada guryaha habaynta bilicda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shirkada guryaha habaynta bilicda:

Share