Tiriig Solar engineering and consultant

Tiriig Solar engineering and consultant "waa company ,kaa caawin doona rikibaada solarta iyo solar qiima heedu
aad u jaban yahay."

Tiriig waa shirkad qaabilsan renewable energy ,waxay bulshada ka Caawisaa rakibaada solarta (solar insulation) iyo ciladsaarida, talabixinta, iyo inay habcilmiyaysan u fahamsiiso macmiilka Raba rakibaada solarta noockaste

24/09/2024

Tiriig solar solutions

18/03/2023

Tiriig solar engineering and consults

Mashruuca Iftiiminta iyo Shaqo Abuurka Waxaa macquul ah in kaliya 25 Km Sq. ama 0.014% dhulkeena ka mid ah uu koronto u ...
28/02/2023

Mashruuca Iftiiminta iyo Shaqo Abuurka

Waxaa macquul ah in kaliya 25 Km Sq. ama 0.014% dhulkeena ka mid ah uu koronto u abuuri karo dhamaan guryaha Somaliland ku yaala iyo in ka badan. Alle wuxuu inagu manaystay cadceeda oo ah shidaalka mustaqbalka, haddii 25 Km. Sq la dhigo Solar Panels waxa laga abuuri karaa 550 MW tamar ah oo ku filan 1.1 Milyan guri, waana mid hoos u dhigi kartaa 33 Milyan Ton oo CO2 ah (dikhawga hawada).

Haddaba si mashruucaasi loo hirgaliyo waxaa iyaduna macquul ah in aan Solar Panels gudaha dalka lagu sameeyo, warshad soo saaraysa 90 MW sannadkii waxa ku kacaya kaliya $16 Milyan. Waxaana shaqo abuur laga samayna karaa guud ahaan 12,000 - 20,000 marka la isku daro mashruuca Solarta iyo samaynteeda. Qiyaas ahaan waxay qaadanaysaa 6 - 10 sanno in la dhamaystiro, sannad kastana waxa tamar nadiif ah loo abuuri karaa 180,000 qoys. Dhul, dad, duunyo iyo khayraadba waynu haysanaa haddii aynu doonitaanka la nimaadno !!

* Qiyaasta waxaan ka qaatay Kathu Solar Park (South Africa) iyo Faso Energy (Burkina Faso).

Address

Wadada Idaacada Aria All Xayaat Hospitals
Hargeisa

Telephone

+252634646338

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tiriig Solar engineering and consultant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tiriig Solar engineering and consultant:

Share

Category