05/07/2026
π‘ Naqshad Guri Casri ah β 18m Γ 24m β¨
Waxaan idiin soo bandhigaynaa naqshad guri casri ah oo laga hirgelinayo Xaafadda Masallaha Galbeed, Magaalada Hargeysa, Somaliland.
π Cabirka: 18m Γ 24m
Waxa uu ka kooban yahay:
ποΈ 5 Qol Jiif
ποΈ Fadhi iyo Cuntada
πΏ 3 Suuli
π 1 Bathroom
π³ Jikada (Kitchen)
π§Ί Service Area
π Gaadhi-gal ballaadhan
ποΈ 1 Veranda
π Goobta: Xaafadda Masallaha Galbeed, Hargeysa, Somaliland.
π© Nala soo xiriir haddii aad u baahan tahay dhisme casri ah