ClearSky Power

ClearSky Power ClearSky Power (CSP) is a solar energy development company based in Hargeisa, Somaliland that provid

Joojinta Kharashaad Ka Shiidaal ka iyo Kobaca Beerta Nadiif: Isbeddelka Beerta Nadiif ee Tamarta QoraxdaKahor inta aan l...
23/06/2025

Joojinta Kharashaad Ka Shiidaal ka iyo Kobaca Beerta Nadiif: Isbeddelka Beerta Nadiif ee Tamarta Qoraxda

Kahor inta aan la rakibin soolar ta, beerta Nadiif ee ku taala Arabsiyo, Gabiley, waxa shiidaal ka kaga bixi jiray lacag dhan $1,550 ilaa $1,750 bishii. Mulkiilaha beertu waxa uu la daalaa dhacayay kharashaadka shidaalka, mararka qaarkoodna dalagyadu ma helin biyo ku filan oo ay ku abqaalaan. Laakiin xaaladdaasi waa ay is beddeshay ka dib markii loo rakibay soolar 15.4 kW ah. Maanta, beertu gabi ahaanba waxa ay ka maarantay shiidaal, waxaana Nadiifa u dhiganta lacag $20,000 sanadkii – lacag taas oo si toos ah loogu bixin jiray shidaal. Beertu hadda waxay haysataa biyo badan oo joogto ah, taasoo keentay kordhin wax soo saar iyo koriin dalag caafimaad qaba.

Waxqabadkan cusub awgiis, mulkiilaha beertu wuxuu go’aansaday inuu ballaariyo beerta, isagoo soo kordhigay dalagyo bada. Tani waa horumar weyn oo ganacsiga beerta kor u qaaday. Isbeddelka Beerta Nadiif waa tusaale dhab ah oo muujinaya sida tamarta qoraxda ay u yarayn karto kharashaadka, u kordhin karto wax-soo-saarka, kor na u qaadi karta hurimarka beeralayda.

Hadii beertaada, gurigaagu amaba ganacsigaagu u baahanyahay soolar fadlan nagala soo xidhiidh lambarka ama email xaga hoose ku qoran
📞 +252 63 765 2037
📧 [email protected]
📍 Xafiiska: Hargeysa

ClearSky Power – Waxa ay u taagan tahay galinta korontada Nadiifta kor loogu qaadayo horumarka bulshada.

From High Fuel Costs to Abundant Growth: How Nadiif Farm Transformed with Solar Power

Prior to installing solar, Nadiif Farm in Arabsiyo, Gabiley was spending between $1,550 and $1,750 per month on diesel to irrigate its crops. The farm owner found it increasingly difficult to sustain these costs, often struggling to provide the crops with the consistent water supply needed for optimal growth. That all changed after the installation of a 15.4 kW solar water pumping system.

Today, the farm operates completely fuel-free, saving over $20,000 annually—a significant amount that previously went toward diesel expenses. With the new solar system in place, the farm now enjoys a steady and abundant water supply, leading to healthier crops and increased yields. The improved efficiency also allowed the farm owner to expand cultivation planting high-value crops. This expansion has added a new revenue stream and further strengthened the farm’s economic position.

The transformation of Nadiif Farm is a shining example of how solar energy can drastically cut costs, boost productivity, and enable sustainable growth in agriculture.

If you’re considering solar for your farm, home, or commercial property, we’re here to help:

📞 +252 63 765 2037
📧 [email protected]
📍 Office: Hargeisa

ClearSky Power – Aims to empower communities with Clean Energy.

🌞  Xidhitaan ka iyo galinta Soolar dhamaystiran ee xafiis ka UNICEF  ta ee Hargeisaa ⚡️Shirkad ahaan aad baanu uugu fara...
15/05/2025

🌞 Xidhitaan ka iyo galinta Soolar dhamaystiran ee xafiis ka UNICEF ta ee Hargeisaa ⚡️

Shirkad ahaan aad baanu uugu faraxsanahay in aanu fulino mashruuca soolar ta ee xafiis ka UNICEF ta ee Hargeisa. Mashruucan waxa fulisay shirkada Clearsky Power bishii sadexaad ee sanadkan 2025 ka. Mashruucani waa mid dhamaystiran oo wata baytariyo, mashiin ka laydh ka. Waxa uu ka koobanyahay:

✅ 41.4 kWp Solar PV Array
✅ 67.2 kWh Lithium Battery Storage
✅ Backup Diesel Generator Integration
✅ Smart Off-grid Configuration for 24/7 Power Supply

Ujeed ka mashruucan ayaa ah in xafiisku uu helo tamar cadceed dhamaystiran, iyadoo meesha laga saarayo ku xidhnaashaha shiidaal ka iyo laydh ka shirkadaha korontada. Mashruucu waxa uu wax ka tarayaa

Kharashaad ka Xafiiska:

Waxa uu mashruucani xafiis ka UNICEF u save gareynayaa lacag dhan $44,712 sanad kii oo bishii noqonaysa $3,726 iyadoo meesha laga saarayo kharashaad kii kaga bixi jiray shirkadaha korontada iyo shiidaal kaba. Midani waxa ay haayada u fududanaysaa in kharashaadka dhigaal ka u ah u isticmaalaan meelo looga baahanyahay iyada oo la yaraynayo waxyeelada deegaan ka.

Hadaba hadii uu gurigaaga, ganacsigaagu iyo beertaaduba u baahanyihiin soolar, fadlan halkan hoose nagala soo xidhiidh.
📞 Call us at: +252 63 765 2037
📧 Email: [email protected]

🌞 Clearsky Power Delivers Off-Grid Solar System to the UNICEFCompound in Hargeisa ⚡️

We are excited to share the successful completion of a major clean energy project by Clearsky Power. In March 2025, our team proudly designed, installed, and commissioned a fully integrated off-grid solar energy system for the UNICEF Compound in Hargeisa, Maroodijeex, Somaliland.

🔧 Project Overview:
✅ 41.4 kWp Solar PV Array
✅ 67.2 kWh Lithium Battery Storage
✅ Backup Diesel Generator Integration
✅ Smart Off-grid Configuration for 24/7 Power Supply

This system was tailored to meet the compound’s continuous energy needs while drastically reducing its reliance on diesel and grid electricity. Through this sustainable energy transition, the facility is now achieving impressive cost and environmental savings.

💵 Financial Impact:
The system is projected to save the UNICEF Compound $44,712 annually — which breaks down to $3,726 every month in avoided electricity costs. These savings allow the organization to reallocate resources to mission-critical activities while significantly lowering its carbon footprint.

📞 Looking to power your home, business, or farm with solar?
Let Clearsky Power bring sustainable energy to you.
📞 Call us at: +252 63 765 2037
📧 Email: [email protected]

Clearsky Power – Lighting the way to a sustainable future.

Prior to installing solar, Aaamina Farm in Arabsiyo, Gabiley, was spending up to $1,500 per month on diesel to irrigate ...
13/04/2025

Prior to installing solar, Aaamina Farm in Arabsiyo, Gabiley, was spending up to $1,500 per month on diesel to irrigate its crops. The farm owner, Aamina, found it extremely difficult to keep up with the diesel expenses, and at times, her crops didn’t receive the optimal amount of water needed for healthy growth. Today, she no longer uses any fuel and is saving $18,000 annually—money she would have otherwise spent on fuel consumption.
After installing a 12.6 kW solar water pumping system, the situation changed drastically. Beyond the significant monetary savings, the farm began producing an abundance of water daily. The farm is now irrigated optimally, resulting in healthier growth and improved yields. Even more impressively, there is surplus water available for other uses.
With this newfound efficiency, Aamina made the decision to cultivate an additional 0.25 hectares of previously unused land with cash crops such as onions. This development was a major boost for her business.
Overall, Aaamina Farm’s transformation is a powerful example of how solar energy can dramatically reduce farming costs, increase revenue, and enhance productivity—turning challenges into opportunities for sustainable growth.
If you need solar installation for your farm, residence, or commercial property, feel free to contact us at:
📞+252637652037
📧 [email protected]
Office: Hargeisa

Ka hor inta aan beerta Aaamina loo xidhin soolarta, waxa ay USD 1500 ku kharash garayn jirtay shiidaal ka si ay beerteeda u waraabsato. Kharashaad ka shiidaalku, waxa uu Aaamina ku ahaa dhiig bax, biyo ku filan waraab ka beertana may heli jirin. Laakiin, maanta shiidaal ma isticmaasho lacag USD 18,000 gaadhaysa ayay seef garaysaa sanadkii midaas oo markii h**e shiidaal ahaan lagaga qaadi jiray.

Markii loo xidhay soolartan, lacag badan ayaa u dhigantay biyo ku filan beerteedana waa ay heshay. Waxa ay kordhisay wax soo saarkedii waxa ayna heshaa biyo ku filan oo ay u adeegsan karo waxyaabo kale. Markii loo xidhay Soolarta ka dib waxa ay Aaamini go’aan satay in ay kordhiso baaxada dhulka ay beerato, iyada oo ku dartay 0.25 hectors soona kordhisay khudaar noocyo kala duwan oo ay ka mid tahay basashu. Taasi waxa ay horseeday in wax soosaar ganacsigeedu uu kordho.
Sheekada Aaamini waxa ay tusaale u tahay sida soolar ta loogaga faaiidayn karo yaraynta kharashaad ka, kordhin ta wax soo saarka iyo iib ka iyo, in caqabadaha loo badalayo fursad waarta.
Hadii beertaada, gurigaagu amaba ganacsigaagu u baahanyahay soolar fadlan nagala soo xidhiidh lambarka ama email xaga hoose ku qoran
📞+252637652037
📧 [email protected]
Office: Hargeisa

At ClearSky Power, we’re committed to transforming lives through clean energy! 🌞 Here’s a glimpse of one of our solar-po...
27/11/2024

At ClearSky Power, we’re committed to transforming lives through clean energy! 🌞 Here’s a glimpse of one of our solar-powered water pump installations, providing reliable and sustainable water solutions to our community. Whether it’s for business or residential systems, our team is here to deliver energy-efficient and eco-friendly power solutions. 💧⚡ Let’s work together to create a greener, brighter future! 🌱 "

24/12/2023

☀️ Ready to Power Up Your Life? Choose ClearSky Power for clean Solar Goodness! Transform your home, Business, or Farm into an solar energy era. 🌞💚

🏡 FOR HOME:
Tired of those shocking electricity bills? Make the switch to solar and let the sunshine in! 🏡💡 Our solar systems turn your home into a green oasis of energy savings. Enjoy the perks of a brighter future, one kilowatt at a time! 🌍✨

🏢 FOR BUSINESSES:
Elevate your business with solar energy! Cut down on operating costs, enhance your corporate sustainability, and take advantage of tax incentives. Our commercial solar systems are designed to meet the unique energy needs of your business while helping you make a positive impact on the environment. 🏢💼💡

🚜 FOR FARMERS:
Calling all farmers, let's grow solar together! 🌱🌞 Our solar solutions to maximize your crop yields with our solar-powered water pump and drip irrigation systems! 🌧️💧 Say farewell to manual watering hassles and hello to efficient, sustainable farming. Our technology ensures your crops get the water they need, precisely when they need it, all powered by the sun. It's farming, but smarter! 🌞🌾 are crafted for your fields, barns, and tractors. Say goodbye to fuel costs and embrace the sunshine to power your farm. 🚜💪

Why ClearSky Power?

✅ Friendly Technology: Our solar tech is like a sunny day—dependable and uplifting!
✅ Tailored Solutions: Your unique needs met with our customized solar plans.
✅ Team Support: We're not just a company; we're your solar engineering support!

Ready to make the switch? Let's chat! 📞☀️
phone: +252-63-7652037
E-mail: [email protected]

Join the solar revolution and light up your life! 🎉🌞

28/04/2023

Security lights are a must-have for every house, warehouse and business looking to protect their property and hence safety. To mention few reasons why you should consider installing our securely lights on your property or business.

1) Enhance Safety: improve safety by illuminating walkways, and other potential hazardous areas.
2) Energy Safety: security lights are energy efficient and use LED technology.
3) Convenience: security lights come with motions sensors and can be easily programmed to run day or night. They can save you the hassle to having to remember to turn on and off manually.

They are excellent investment for anyone looking to improve safety and security of their property.

Most importantly they provide you a peace of mind.

ORDER YOUR SECURITY FROM US NOT!

Waxaanu idiin keeney security lights casri ah kuwaas oo aad ku rakiban karto sida: gurigaaga,xafiiskaga,bakhaarada alaab...
23/02/2023

Waxaanu idiin keeney security lights casri ah kuwaas oo aad ku rakiban karto sida: gurigaaga,xafiiskaga,bakhaarada alaabta lagu keydiyo iyo goobaha ganacsiga wixi faahfaahina kala xidhiidh numberada hoos ku qoran
Shaqo TilmaanWasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo WarshadahaWasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSLWasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSLEnergy Action Partners - SomalilandWasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSLWasaaradda Horumarinta Beeraha SomalilandWasaarada,biyaha-gobolka-saraarThe AECFGreen enerygAmerican Energy Alliance

ClearSky Power waa shirkad solar oo ka shaqaysa faracyada ay solartu ka kooban tahay sida solaraynta guryaha, meheradaha...
15/02/2023

ClearSky Power waa shirkad solar oo ka shaqaysa faracyada ay solartu ka kooban tahay sida solaraynta guryaha, meheradaha, warshadaha, iyo ceelasha beeraha. Sidoo kalena waxay qayb wayn ka qaadataa nalaynta reermiyiga.

ClearSky Power waxay kuu fidinaysaa fursad wax barasho oo ay ku bari doonto cid kasta oo xiisaynaysa inay wax ka bartaan waraabka, tamarta cadceeda, iyo carradaba iyadoo lagu nuuxnuuxsan doono qaabka loo tashiilo waraabka loo isticmaalo beeraha.

Hadaad xiisanayso fursadan ama aad taqaanid qof xiisanaya adoo mahadsan la soo xidhiidh numberka hoos ku xusan si aad u heshid xiliga ay bilaabmayso fursadan aqoon gudbis ee shirkadu kuu fidisay bilaha soo socda.

Fiiro gaar ah: dhammaan ardayda barata cilmiga beeraha iyo tamarta laga dhaliyo qorraxda waa fursad ay uga faaidaysan karaan aqoon kororsi.

Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSLEnergy Action Partners - SomalilandWasaaradda Horumarinta Beeraha SomalilandWasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSLWasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSLWasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo WarshadahaWasaarada,biyaha-gobolka-saraarUNDP Egypt

Cheetah Conservation Fund solar hybrid system!
25/11/2022

Cheetah Conservation Fund solar hybrid system!

Some amazing shots from our ongoing solar project,Cheetah Conservation Fund (CCF):1) We designed, procured and commissio...
28/08/2022

Some amazing shots from our ongoing solar project,Cheetah Conservation Fund (CCF):

1) We designed, procured and commissioned 12.6kW solar water pump system.

2) We are also in the process of installing 50kW off-grid system with diesel generator back system for the site where the cheetahs will be kept and cared for.

CSP

Address

Maansoor Area, Jigjiga-yar
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252637652037

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ClearSky Power posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ClearSky Power:

Share