17/02/2026
Ramadan Mubarak
Dhammaan Macaamiisheena Qaaliga ah
Waxaan idiin rajeynaynaa Ramadaan barakaysan oo ay ka buuxaan kheyr, naxariis iyo barwaaqo. Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu qabtaan.
اللهم تقبل صيامنا وقيامنا
Allaah ha naga aqbalo soonka iyo salaadda.