Raar Institute of Engineering Online Batch

Raar Institute of Engineering Online Batch Engineering, Research and Educational Institution

Rugta barashada aqoonta ee *Raar Education Center* waxay kuu haysaa aqoonta *Qiimaynta  Dhismaha* , ruux kasta oo doonaa...
26/10/2022

Rugta barashada aqoonta ee *Raar Education Center* waxay kuu haysaa aqoonta *Qiimaynta Dhismaha* , ruux kasta oo doonaaya inuu hormariyo xirfadiisa shaqsiyadeed, sidoo kalena doonaaya inuu midida u afaysto suuqa si uu ugu guulaysto tartanka suuqa.

Koorsadan waxaad ku baranaysaa:-
1. Qiimaynta Dhaqaalaha Dhismaha.
2. Tiirarka Qiimaynta Dhaqaalaha Dhismaha.
3. Halbeeg qaadashada Guryaha kala duwan.
4. Si guud maxaad u baahan tahay inaad aqoon u yeelato intaanad bilaabin qiimaynta.

■●■●■●■●■●■
Haddii Alle ogolaado waxaa barashadeennani ku bixi doontaa Google Classroom kaasi oo ah hab online ah, koorsadani waxa ay dib u bilaabmaysaa maalinta salaasada ee bishu tahay 01.Nov.2022 inaguna soo fool leh.

Isdiwaan gelintu waa ay socotaa h**e u tiigso.

Kala xidhiidh

*0633809386*
*0659988010*

HOUSE PLAN
05/10/2022

HOUSE PLAN

Ka faa'iidaysi wanaagsan
19/09/2022

Ka faa'iidaysi wanaagsan

Qiimaynta Dhaqaalaha Dhismaha fadlan ka faa'iidayso
09/09/2022

Qiimaynta Dhaqaalaha Dhismaha fadlan ka faa'iidayso

Address

Haybe Laambad 150
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252633809386

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raar Institute of Engineering Online Batch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raar Institute of Engineering Online Batch:

Share