Cokiye Services.

Cokiye Services. Water and Construction operations include borehole drilling, Consruction of Dams and shallow wells.

the company also works welding geomembrane plastic sheets and repairing of heavy mechinary tools include bulldozers, excavators, loaders and cranes.

28/03/2026
Adeega dhigista bacda balliyada iyo dayactirkooda.Tell:  63 4169660
25/03/2026

Adeega dhigista bacda balliyada iyo dayactirkooda.
Tell: 63 4169660

Kusoo dhawaada Adeega dhigista qarbadada ama bacda dhaamamka cabbir kasta iyo cayn kasta iyo waliba adeegyada dayactirko...
23/03/2026

Kusoo dhawaada Adeega dhigista qarbadada ama bacda dhaamamka cabbir kasta iyo cayn kasta iyo waliba adeegyada dayactirkooda.

30/12/2025

Laxaamada bacda dhaamamka iyo Dhigisteedaba.
Lasoo xidhiidh 063 4169660 / 65 3333945

07/05/2025

Wargelin

Waxa lagu wargelinayaa dhamaan macaamiisha sharafta leh, in shirkada lagu sameeyey dib u habayn iyo balaadhin lana soo kordhiyay adeegyo cusub oo kala ah:

1) adeega dhigista bacda ee dhaamamka waawayn iyo kuwa yar yar iyadoo la adeegsanayo mishiin electronic ah oo casri ah.

2)dayactirka macdaadka waawayn ee dhulka ks shaqeeya sida cagafyada noocyadooda kala duwan, ruglayda iyo wiishashka.

3)dhismaha wadooyinka

Iyo Adeegyadii h**e ee shirqadu qaban jirtay oo ahaa:

1)qodista ceelasha dhaadheer iyo gaagaaban.
2)dhigista beebabka.
3)dhismayaasha dhaamamka, baraagaha iyo kaydadka.

14/03/2025

Address

Hargeisa
M/HAYBE

Telephone

+252634169660

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cokiye Services. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cokiye Services.:

Share