Caalin Construction, Real Estate and Recycling

Caalin Construction, Real Estate and Recycling "Unleash your dreams with Caalin comapany."

Maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Caalin Construction, waxay halkan hambalyo iyo bogaadin aan la qiyaasi karin uga diray...
26/12/2025

Maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Caalin Construction, waxay halkan hambalyo iyo bogaadin aan la qiyaasi karin uga dirayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo dhammaan shacabka Somaliland, guusha taariikhiga ah ee laga gaadhay aqoonsiga iyo ictiraafka caalamiga ah ee ay inagu soo biirisay dawladda Israel.

Maanta waa maalin u suntan taariikhda; waa midhaha 34 sano oo dhabar-adayg, dawladnimo dhisid, iyo rajo aan marnaba damin. Waxaan garowshiyo buuxa u haynaa dedaalka iyo aragtida fog ee Madaxweyne Cirro uu ku hoggaamiyey in riyadii umadda Somaliland ay noqoto mid dhab ah, isagoo qaranka gaadhsiiyey aqoonsigii aynu muddada dheer sugaynay.

Shirkadda Caalin Construction, iyadoo qayb ka ah dhismaha dalka, waxay diyaar u tahay inay door firfircoon ka qaadato wejiga cusub ee horumarka iyo dhismaha casriga ah ee Somaliland-ta ictiraafan.

Guul iyo Gobanimo, Somaliland ha noolaato. 💚🤍❤️

Big chance!!!Baloodh iib ahCabirka: 18m x 24mLocation: Masaajid Qaalib daloodhoQiimaha: $ 69,000.00HADDA KA FAA'IDAYSO M...
05/11/2025

Big chance!!!
Baloodh iib ah
Cabirka: 18m x 24m
Location: Masaajid Qaalib daloodho
Qiimaha: $ 69,000.00
HADDA KA FAA'IDAYSO MACMIIL INTAANU KU DHAAFIN!!!

Big chance!!!Baloodh iib ahCabirka: 18m x 24mLocation: Laamiga Qamar taga Baloog 2Qiimaha: $ 55,000.00HADDA KA FAA'IDAYS...
05/11/2025

Big chance!!!
Baloodh iib ah
Cabirka: 18m x 24m
Location: Laamiga Qamar taga Baloog 2
Qiimaha: $ 55,000.00
HADDA KA FAA'IDAYSO MACMIIL INTAANU KU DHAAFIN!!!

Big chance!!!Baloodh iib ahCabirka: 18m x 24mLocation: Laamiga Qamar taga Baloog 3Qiimaha: $ 46,000.00HADDA KA FAA'IDAYS...
02/11/2025

Big chance!!!
Baloodh iib ah
Cabirka: 18m x 24m
Location: Laamiga Qamar taga Baloog 3
Qiimaha: $ 46,000.00

HADDA KA FAA'IDAYSO MACMIIL INTAANU KU DHAAFIN!!!

21/10/2025
18/08/2025

Big chance!!
Cabirka: 24m x 36m
Qiimaha: $ 6.5k ama Noah 2010
Magaalada: Shiikh kaalinta ilma killi
___________________________________
Contact us: 063-6292855
email: [email protected]

14/08/2025

Cabirka: 18m x 24m
Location: Xaafada 200
Qiimaha: $ 67,000

26/07/2025

Ugu kaalay Caalin adeegyo dhamaystiran 🚧🏠

17/07/2025

Project #: 00045
_________________
- Home Features:
A) 7 Bedrooms
B) Kitchen
C) Laundry Room
D) Guest Room
E) Dining Room
F) Balcony Room
__________________
Contact us:
+252 63 4437647
+252 63 6292855

17/07/2025

- Home Features:
A) 7 Bedrooms
B) Kitchen
C) Laundry Room
D) Guest Room
E) Dining Room
F) Balcony Room
__________________
Contact us:
+252 63 4437647
+252 63 6292855

Address

Waberi Building, Canaha Riyaha Area
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252633333853

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalin Construction, Real Estate and Recycling posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caalin Construction, Real Estate and Recycling:

Share