Ahmed D.haye

Ahmed D.haye Technology becoming a part of the life

🤔
22/09/2022

🤔

26/09/2020

Ilmo yar oo la odhan jiray Thomas Edison, ayaa maalin maalmaha ka mid ah ka Soo rawaxay dugsigii uu dhiganayey, isaga oo gacanta ku sita waraaq macalinkiisu ku yidhi “Hooyadaa u gee”. Si warmoogi ah ayuu Hooyadii ugu yidhi “Hooyo, macalinkii wuxu igu yidhi u gee warqadan Hooyadaa, hana akhrisato iyada ayaana kuu sheegi doonta waxa ku qoran” Isla markii ay akhriday wixii ku qornaa warqadda, ayey indhaheedu sida roob mahiigaan ah ilmadu uga hoortay. “Hooyo macaan, ii sheeg maxaa ku qoran waraaqda?” ayuu si aan kala joogsi lahayn ugu celceliyey.
Iyada oo weli indhaheeda ilmadu ka tif leedahay ayey si kalsooni leh ugu tidhi “waxa ku qoran wiilkaagu waa Cabqari Kasmo badan, dugsiganna heerka maskaxdiisu way ka sarraysaa. Haddaba maadaama aanay halkan joogin macalimiin u tababaran inay wax baraan qof isaga oo kale ah, fadlan adigu Guriga wax ugu dhig”

Eddison Hooyadii way dhimatay isna muddo ka dib wuxu noqday mid ka mid ah cabqariyadii ugu kasmada badnaa qarnigiisa, waxaanu hindisay oo uu sameeyey Nalka maanta la sh*to.

Maalin maalmaha ka mida isaga oo baadhaya Shandad hooyadii lahaan jirtay ayuu ka dhex helay warqaddii uu berigaasi macalinkiisu u soo dhiibay. Waabu furay oo akhriyey. Yaab baa kaga soo baxay iyo wax aanu filanayn!!!

Farriinta warqada ku qorani waxay tahay “Wiilkaagu waa “DHAANDHAAN” maskax ahaanna ma dhigan karo dugsigan. Sidaas darteed, Dugsiga waa laga eryey”

Edison waxa uu buuggiisa xasuus-qorka ku xusay: “ Thomas A. Edison waxa uu ahaa ilmo DHAANDHAAN ah oo kasmadiisu dhantaalan tahay, balse Hooyadii ay ka dhigtay CABQARIGII qarniga”

Ha ilaawin in weedh qudha oo dhiirrigelin ahi qof dhan mustaqbalkiisa ay wanaajin karto.

Xasan dahir-weedhsame

Welcome back🙏
12/09/2020

Welcome back🙏

Tanna maxaa katidhaahdeen.Badaluuuu
28/07/2020

Tanna maxaa katidhaahdeen.

Badaluuuu

Fadlan telesom dadka guryaha leh mar labaad kitaabka u eeg.Iskaabuloy shaqadiinaa
28/07/2020

Fadlan telesom dadka guryaha leh mar labaad kitaabka u eeg.

Iskaabuloy shaqadiinaa

Xaqiiqdoo la diidaa Aakhiro iyo ifkaba waa dambiShirkada Telesom mudadii ay jirtay ee Deeganada Somaliland ka shaqaynays...
19/07/2020

Xaqiiqdoo la diidaa Aakhiro iyo ifkaba waa dambi

Shirkada Telesom mudadii ay jirtay ee Deeganada Somaliland ka shaqaynaysay waxa muujisay bisayl Hormarineed in ka badan ka 30.000 shaqaale ayaa ka hawgala oo reer somaliland kuwaas oo sii biilaa boqolaalo kun qoys oo ku baahi baxay.

kaabayaasha dhaqaale Dalkan Somaliland ee aan wali aqoonsigiisa caalamka ka helin qayb weyn bay ka qaadataa cashuur bixinta Taageerida dadka baahan caawinta abaaraha iyo Masiibooyinka kale ee ka dhaca dalka.

Dalalka Horumaray Shirkadaha Telesom oo kale ah aad baa loo ilaaliya madama ay Daboolayn Kaalin muhim ah shaqaalaysin horumarinta bulshada iyo adeegyo hufan oo dhinac kasta ah.

Waxaan Xasuustaa Erey Madaxweyne Ismacil Cumar Geele ka sheegay jabuuti isagoo ka qaybgalay xaflada shirkad cusub ayuu yidhi. Waa ilaahay Mahadii mar hadii shirkadani 60 qof cusub shaqo siinayso ,

Dunidan Casriga Dalalka soo koraya iyo Africakaba shaqo Abuurku waa xal loo arko dawo

Shirkada Telesom waxay abuurtay jawi maalgaliyaasha Oo caalamka ka soo jiitay waxa ayaan daro ah in la caayo. Lana Dacaayadeeyo Oo la khal. khalgaliyo waxay niyad jab ku keeni kartaa maalgashi dalka curdinka lagu sameeyn salahaa.dadkeenu mahan inay ku dhex milmaan fajiyada ganacsi la isku dhigayo hadii cabasho jiro Telesom laga qabo xaq waa lagu leeyahay wado saxsan in loo maro waa muhiim.

Hogaamiyaha Telesom maamulaa iyo teamkiisu waxay dalka galiyeen tacab lexjeclo leh barnaamijyada Zaad waxay dalka yar geeska ku yaala ka dhigeen Goob Mucjisada Ganacsiga caan ku noqotay.
Adeega Zaad daqiiqad kasta waxa kaadhadhka telasom inoo sahashaa in malaayin dollar dhex maraan.

Xigasho Aqoonhayan. Daahir abshir.

Address

Mohamed Mooge
Hargeisa

Telephone

+252634855084

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed D.haye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed D.haye:

Share