14/08/2024
Cocc Construction Company
Maareeyaha wakaalada biyaha Oo warbixin ka bixiyay Mashruuca biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa , Maadaamanu nahay Shirkada Gacanta ku Haysa biyo Balaadhinta caasimada Hargaysa Shirkada Ahaan waxa Juhdi badan iyo Dadaal badan Galinanay Mashruuca biyo balaadhanta Caasimada Hargaysa waxan Filanayaa in Dhawaan Aan Dhamaytira Doon Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargaysa