Dhaygag construction and home renovation company

Dhaygag construction and home renovation company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhaygag construction and home renovation company, Construction Company, Hargeisa.

19/08/2023

Project ID 302.
Gantaalaha area
Laba guri oo 24m×9m midkiiba yahay.

Waxaa fulinaysa Dhaygag construction and home renovation company
Kala xidhiidh 0638002332.

Shirkadda dhiska iyo dib u habaynta guryaha ee Dhaygag waxaad ka helaysaa adeeg xufan, tayo leh isla markaana qiimihiisu...
19/08/2023

Shirkadda dhiska iyo dib u habaynta guryaha ee Dhaygag waxaad ka helaysaa adeeg xufan, tayo leh isla markaana qiimihiisu macquul yahay, shirkaddu adeegyada ay qabato waxa ka mid ah.
- Dhiska guryaha cusub.
- Samaynta nashqadaha.
- Dib u habaynta guryaha h**e u jiray sida,
Rinjiga
Marmarka
Gypsum boardka
Albaabada ganjeelka ah
Albaabada gudaha.
Muraayadaha daaqadaha.
- Dib u qurxinta meheradaha sida,
Cladding ka.
Gypsum board ka.
Xidhista albaabada Timper glass ka ah.
Xidhista shutter doors ka.
Dhisigta marmarka.

- Dhiska hangarada
- Dhiska meheradaha.
- Dhiska dabaqyada ganacsiga ah.

19/04/2021

Ramadan kariim dhamaantiin.

Address

Hargeisa

Telephone

+252638002332

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaygag construction and home renovation company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share