Liban Business Group

Liban Business Group Shirkadda Liban Business Group, waa shirkad ganacsi oo Somaliland laga leeyahay, qabatana adeegyo ka

Did you know that Valvoline  goes above and beyond industry standards? This is just one of the many reasons it has been ...
22/02/2022

Did you know that Valvoline goes above and beyond industry standards? This is just one of the many reasons it has been trusted for over 155 years. 😎

Valvoline motor oil is designed to meet the demands of modern engines with lower fuel consumption, lower emissions and e...
21/02/2022

Valvoline motor oil is designed to meet the demands of modern engines with lower fuel consumption, lower emissions and extended maintenance intervals.

Every great engine deserves a great oil. Valvoline  pioneered motor oil in 1866, and we've been reinventing oil ever sin...
19/02/2022

Every great engine deserves a great oil. Valvoline pioneered motor oil in 1866, and we've been reinventing oil ever since.

03/02/2022

Shirkadda Liban Business Group, waa wakiilka rasmiga ah ee shirkadda Saliidaha baabuurta iyo mishiinada ee Valvoline.
Valvoline waa mid ka mid ah saliidaha ugu horreeya dunida xaga tayada iyo adeegsigaba. Waxaanu bulshada Soomaalida ah u sheegaynaa in ay hadda tahay xilligii ay tayada dooran lahaayeen, kana maarmi lahaayeen saliidaha dib loo soo caleeyey. Hantidaada kala duwan ku ilaasho Valvoline Oil

Wixii faah-faahin ah nagala soo xidhiidh;
Hargeysa: +25263 4106898 / Burco: +25263 4489719

Hantidaada kala duwan ku ilaasho saliida Valvoline, oo aad ka helayso muddo isticmaal badan iyo tayooyin kale oo door ah...
01/02/2022

Hantidaada kala duwan ku ilaasho saliida Valvoline, oo aad ka helayso muddo isticmaal badan iyo tayooyin kale oo door ah.
Dunidu waxay isugu biirtay dhanka tayada, adna ka soo guur tayo xumo iyo saliido aan dux lahayn dibna loo soo caleeyey. Waxa hadda aad dalkaaga ka helaysaa saliido asli ah, dunidana kuwa ugu wanaagsan ka mid ah.

Waxaanu hambalyo iyo duco isku lammaan u diraynaa maareeyaha shirkadda Liban Business Group qaybta Burco, mudane: Abdiqa...
07/12/2021

Waxaanu hambalyo iyo duco isku lammaan u diraynaa maareeyaha shirkadda Liban Business Group qaybta Burco, mudane: Abdiqadir Xuseen, oo wiil ugu dhashay isla magaalada Burco. Waxaanu wiilkaas reerka ku soo biiray Eebbe uga rajeynaynaa inuu noqdo kii dalkiisa, diintiisa iyo dadkiisaba anfaca sidoo kalena badhaadhe u horseeda qoyska uu ka dhashay. Markale hambalyo adiga iyo xaaskaaguba Cabdiqaadir.

05/10/2021
13/07/2021

Waraysi gaar ah oo ku saabsan shirkadda Liban Business Group, waxa ka war-bixin doona Maareeyaha shirkadda Liban mudane: Cabdiraxmaan Xuseen
Daawasho wanaagsan

A message from Liban Business Group Manager;  Cabdiraxmaan Xuseen
30/06/2021

A message from Liban Business Group Manager; Cabdiraxmaan Xuseen

Maareeye: Cabdiraxmaan Xuseen, maamulaha shirkadda Liban Business Group iyo Maamule HE Abdiqadir Xuseen, maamulaha shirk...
23/05/2021

Maareeye: Cabdiraxmaan Xuseen, maamulaha shirkadda Liban Business Group iyo Maamule HE Abdiqadir Xuseen, maamulaha shirkadda Liibaan iyo Hotel Liibaan ee magaalada Burco.

Dhamaanba bulsho-weynta Somaliland, Sanad guuro wanaagsan. 30-Sano oo guul iyo gobannimo dalleed ah ayeynu baarka ka jar...
17/05/2021

Dhamaanba bulsho-weynta Somaliland, Sanad guuro wanaagsan.
30-Sano oo guul iyo gobannimo dalleed ah ayeynu baarka ka jarnay.

Valvoline has quality formulas to meet the needs of a wide range of vehicles. Search through our range to find the best ...
16/05/2021

Valvoline has quality formulas to meet the needs of a wide range of vehicles. Search through our range to find the best motor oils for you.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liban Business Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liban Business Group:

Share