Al-Bader Construction Company

Al-Bader Construction Company Founded in Hargeisa in 2012 , Al-Bader Construction Company (ACC) has grown to become one of the Somaliland's leading construction contractors.

Our established contacts in the region, a highly skilled and dedicated team, our innovative methods and an exac

22/07/2026

Waa 2ba guri oo ay shirkadu ka dhistay magalada hargaysa massale

Cabirka midkiiba :12mx18m

Waxa ay ka koovanyihiin
4 qol oo hurdo ah
Fadhi ito cunto
Gaadhi gal
3 suuli
Kitchen ,store,loundry
Wixii faahfahin ah nagala soo xidhiidh cinwanada hoose

Tell : 252634422270
252633864068
252634645568

xaflada  dhagax dhiga suuqa idaacada oo uu saaka dhagax dhigay madaxwenaha jamuriyada somaliland
12/07/2026

xaflada dhagax dhiga suuqa idaacada oo uu saaka dhagax dhigay madaxwenaha jamuriyada somaliland

12/07/2026

kalmada maamulaha shirkada Albader cc uu ka jeediyay dhagax dhgigii suuqa idaacada oo ay gacanta ku hayso shirkadu

โšฝ SAADAALI OO KU GUULAYSO $30 ๐Ÿ’ต๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท France ๐Ÿ†š ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ Morocco๐Ÿ“ข Shuruudaha Tartanka:โœ… Like saar post-kanโœ… Follow dheh AL-BADER Co...
08/07/2026

โšฝ SAADAALI OO KU GUULAYSO $30 ๐Ÿ’ต

๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท France ๐Ÿ†š ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ Morocco

๐Ÿ“ข Shuruudaha Tartanka:

โœ… Like saar post-kan
โœ… Follow dheh AL-BADER Construction Company page
โœ… Follow dheh AL-BADER Construction Company TikTok Page
โžก๏ธ https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZS-97rXEE2u4cn
โœ… Share garee post-kan
โœ… Comment-ka ku qor saadaasha saxda ah ee ciyaarta (tusaale: France 2โ€“1 Morocco)

๐ŸŽ Qofka si sax ah u saadaaliya natiijada wuxuu ku guuleysan doonaa $30!

โฐ Guuleystaha waxaa lagu dhawaaqi doonaa kadib marka ciyaartu dhammaato.

๐Ÿ† FIFA World Cup 2026

16/05/2026
๐Ÿšง DIB-U-DHISKA SUUQA IDAACADDA โ€“ HARGEISA ๐ŸšงWaxaan si sharaf iyo farxad leh ugu dhawaaqaynaa Albader CC ahaan  ka mid noq...
02/04/2026

๐Ÿšง DIB-U-DHISKA SUUQA IDAACADDA โ€“ HARGEISA ๐Ÿšง

Waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu dhawaaqaynaa Albader CC ahaan ka mid noqotay shirkadaha ku guulaystay dib-u-dhiska Suuqa Idaacadda, kadib masiibadii dabka ee h**e u saameysay suuqa.

Mashruucan dib-u-dhiska ah wuxuu astaan u yahay:
โ€ข ๐Ÿ”น Soo celinta ganacsigii iyo dhaqaalaha bulshada
โ€ข ๐Ÿ”น Dhisidda suuq casri ah oo ammaan iyo tayo leh
โ€ข ๐Ÿ”น Kor u qaadidda bilicda iyo horumarka magaalada Hargeisa

๐Ÿ—๏ธ Albader CC waxay door muhiim ah ka qaadan doontaa hirgelinta mashruucan, iyadoo la adeegsanayo:
โ€ข Khibrad injineernimo oo sare
โ€ข Qorsheyn iyo maamul mashruuc oo hufan
โ€ข Dhismo waafaqsan heerarka casriga ah

๐Ÿ“ Dib-u-dhiska Suuqa Idaacadda waa mashruuc qaran oo muhiim ah, waxaana sharaf weyn noo ah inaan ka mid noqono shirkadaha ku guulaystay hirgelintiisa.

โธป

๐Ÿ“ž Contact: +252 634813912
๐Ÿ“ง Email: [email protected]

โธป

Albader Construction Company
Building the Future, Restoring Communities

Dhamaan Maamulka shirkada Al-Bader Construction Company, Shaqaalaha shirkadu waxay halkan Hambalyo uga dirayaan dhammaan...
19/03/2026

Dhamaan Maamulka shirkada Al-Bader Construction Company, Shaqaalaha shirkadu waxay halkan Hambalyo uga dirayaan dhammaan Ummadda Islam-ka ah meelkasta oo ay Caalamka ka joogaan,Munaasibada Ciidal fidriga

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

๐Ÿ”น Ground Floor: โ€ข Living room ballaaran โ€ข Seating space furan โ€ข 2 Bedrooms (oo ay ku jirto Master Bedroom + Dressing Roo...
01/03/2026

๐Ÿ”น Ground Floor:
โ€ข Living room ballaaran
โ€ข Seating space furan
โ€ข 2 Bedrooms (oo ay ku jirto Master Bedroom + Dressing Room)
โ€ข Kitchen + Maidโ€™s Room
โ€ข Store, Laundry & Toilet
โ€ข Staircase dhexe oo si habeysan loo dhigay

๐Ÿ”น First Floor:
โ€ข 3 Bedrooms (Master bedroom leh balcony gaar ah)
โ€ข Kitchenette
โ€ข 2 Bathrooms + Toilet
โ€ข Terrace ballaaran

๐Ÿ“ ๐–๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก, ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก:
๐Ÿ“ ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿฑ ๐Ÿฏ๐Ÿด๐Ÿฒ๐Ÿฐ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿด
๐Ÿ“ž ๐—ง๐—ฒ๐—น: +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿฎ๐Ÿฎ๐Ÿฎ๐Ÿณ๐Ÿฌ | +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿฐ๐Ÿฒ๐Ÿฐ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿฒ๐Ÿด | +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿฐ๐Ÿด๐Ÿญ๐Ÿฏ๐Ÿต๐Ÿญ๐Ÿฎ
๐Ÿ“ง ๐—˜๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น: ๐—ถ๐—ป๐—ณ๐—ผ@๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฐ๐—ฐ.๐—ฐ๐—ผ๐—บ

18/02/2026

31/01/2026

waa mashruuc ka kooban 10 ๐—ด๐˜‚๐—ฟ๐—ถ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐˜† ๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ

Guryahaasi waxaa lagu habeeyey qaab casri ah oo raaxo leh, kuna qalabaysan:

๐Ÿ›๏ธ 4 Qol Hurdo
๐Ÿ›‹๏ธ Fadhi & ๐Ÿฝ๏ธ Qol Cunto
๐Ÿณ Kitchen
๐Ÿ“ฆ Store
๐Ÿšฟ๐Ÿšฝ 3 Suuli
๐Ÿš— Gaadhi-gal ku habboon

๐Ÿ“ ๐–๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก, ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก:
๐Ÿ“ ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿฑ ๐Ÿฏ๐Ÿด๐Ÿฒ๐Ÿฐ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿด
๐Ÿ“ž ๐—ง๐—ฒ๐—น: +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿฎ๐Ÿฎ๐Ÿฎ๐Ÿณ๐Ÿฌ | +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿฐ๐Ÿฒ๐Ÿฐ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿฒ๐Ÿด | +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿฐ๐Ÿด๐Ÿญ๐Ÿฏ๐Ÿต๐Ÿญ๐Ÿฎ
๐Ÿ“ง ๐—˜๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น: ๐—ถ๐—ป๐—ณ๐—ผ@๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฐ๐—ฐ.๐—ฐ๐—ผ๐—บ

Address

Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 20:00

Telephone

+252634422270

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Bader Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al-Bader Construction Company:

Shortcuts

Share