Bar Kulanka Xildhibaan Eng Marwan

Bar Kulanka Xildhibaan Eng Marwan Anigo Ah Eng. Marwaan Aadan Maxamed Cali Oo Ah Musharrax u taagan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.

Wuxuu ugu baaqayaa shacabka inay codkooda siiyaan
“Anigo idinku matali doona is aan u horumariyo adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada.

04/06/2026

Mudaharaadyada ka socda degmada Sheekh waa arrin u baahan in si masuuliyad leh loo wajaho. Isticmaalka rasaasta nool ee lagula tacaalayo shacabka cabashadooda muujinaya ma aha tallaabada ugu habboon, maadaama ay keeni karto dhaawac, dhimasho iyo xaalado sii adkeeya xiisadda jirta.

Shacabka degmada Sheekh waxay xaq u leeyihiin in la dhegeysto cabashooyinkooda, lana siiyo jawaabo ku dhisan wada-hadal, qancin iyo xal waara. Waxaa habboon in masuuliyiintu mudnaanta siiyaan isfaham iyo wada-xaajood, halkii shacabka loogu jawaabi lahaa awood iyo qori caaradii.

Waxaan ugu baaqayaa dowladda iyo hay’adaha amniga inay ilaaliyaan badqabka shacabka, isla markaana ay raadiyaan xal nabadeed oo lagu dejiyo xaaladda ka taagan degmada Sheekh.

Address

Jig=jiga Yare
Hargeisa

Telephone

+252654233316

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bar Kulanka Xildhibaan Eng Marwan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bar Kulanka Xildhibaan Eng Marwan:

Shortcuts

Share