Diirqadhaadh construction company

Diirqadhaadh construction company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Diirqadhaadh construction company, Construction Company, Airport Road, SBC Building, opposite Banne hote, M/Haybe distirct, Hargeisa.

Mid ka mid ah dhismayaasha bilicda leh ee ay shirkadu ka hirgalisay magaalada Hargeisa Waxa uu ka kooban yahay 5 qol, 2 ...
13/11/2019

Mid ka mid ah dhismayaasha bilicda leh ee ay shirkadu ka hirgalisay magaalada Hargeisa

Waxa uu ka kooban yahay
5 qol, 2 qol oo underground ah, 3 suuli, 3 qol oo service ah, iyo dayr wayn oo ilaa 3 gaadhi qaadaaya

Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh

Tell: +25263335055 /+25265335055 /2522566099
Email: [email protected]

Madal qiimo leh xaflada ay soo qaban qaabisay jaamacada  ADMAS UNIVERSITY isla markaana lagu maamuusaayey ardaydii ka qa...
25/08/2019

Madal qiimo leh

xaflada ay soo qaban qaabisay jaamacada ADMAS UNIVERSITY isla markaana lagu maamuusaayey ardaydii ka qalin jabiyey jaamacada ADMAS heerarkeedii kala duwanaa laga soo bilaabo 2009-kii ardaydaas oo ah kuwo wadanka wax badan ku soo kordhiyey haday tahay fikrado iyo hal abuur cusub isla markaana kaalin wayn kaga jira hogaanka dalka heerarkiisa kala duwan

Shirkada DIIRQADHAADH CONSTRUCTION oo ka mid ahayd ubaxii ka soo baxay jaamacada waxay ka mid noqotay shirkadihii lagu soo casuumay madashaas isla markaana lagu gudoonsiyey shahaado sharaf qiimo leh oo ay ku mutaysatay doorka ay shirkadu kaga jirto qurxinta bilicda wadanka

Jaamacada ADMAS waxay kaalin wayn kaga jirtaa horumarka aqoonta ee ka hana qaaday wadankeena iyadoo sanadba sanadka ka danbeeeya soo saarta haldoorka iyo madaxda wadankeena,

Shirkadu waxay uga mahad celinaysaa dhamaan maamulka iyo madaxda jaamacada ADMAS shahaadadaas ay ku maamuuseen shirkada, waxaanan ku boorinaynaa in ay halkaas ka sii wadaan dhiiri galinta da'a yartii ka soo aflaxday jaamcada

Ciid Mubarak dhamaan Umada muslimiinta ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan gaar shaan shacbiga somaliyeed
11/08/2019

Ciid Mubarak dhamaan Umada muslimiinta ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan gaar shaan shacbiga somaliyeed

Mashuurca biyo balaadhinta Degmada Balli-Mataan oo ay shirkadu gacanta ku hayso
05/08/2019

Mashuurca biyo balaadhinta Degmada Balli-Mataan oo ay shirkadu gacanta ku hayso

Project 014,, structure G+1 and under ground. @ Masalaha next Adams Inn.
31/12/2018

Project 014,, structure G+1 and under ground. @ Masalaha next Adams Inn.

the second finished project
29/12/2018

the second finished project

GURI IIB AHgurigani waxa uu ku yaalaa wadada tagta madaarka Hargeisa agagaarka International Hospitalwaxa uu ku fadhiyaa...
25/11/2018

GURI IIB AH
gurigani waxa uu ku yaalaa wadada tagta madaarka Hargeisa agagaarka International Hospital
waxa uu ku fadhiyaa dhul cabirkiisu yahay 60x60 waxaanu ka kooban yahay
5 Qol
2.suuli oo gudaha ah
1.suuli dibeda ah
1.kijin
1.qol seerfis ah
iyo dayr weyn oo 2 gaadhi qaadaaya qiimahiisuna waa $60,000 ( lixdan kun oo dollar)
wixii faah faahin ah kala soo xidhiidh 0634070055/0634421182

one of the finished projects
12/11/2018

one of the finished projects

An special design for DIIR-QADHAADH CONSTRUCTION.please contact as:0633350555,4421182,4113816 Gacanta area Opposite Baan...
10/11/2018

An special design for DIIR-QADHAADH CONSTRUCTION.please contact as:0633350555,4421182,4113816 Gacanta area Opposite Baane Hotel, SBC Building. or [email protected]

DIIRQADHAADH CONSTRUCTION COMPANY. Waxay idiin haysa guryo nashqadoodu cusub tahay tayadooduna aad u sarayso Faahfahin k...
24/10/2018

DIIRQADHAADH CONSTRUCTION COMPANY. Waxay idiin haysa guryo nashqadoodu cusub tahay tayadooduna aad u sarayso
Faahfahin kala xidhiidh
0634113816, 0633350555,4421182 Gacanta area Opposite Baane Hotel, SBC Building. or [email protected]

Comming project.Faahfahin kala xidhiidh0633350555,4421182,0634113816 Gacanta area Oposite Baane Hotel. or INFO@DIRQADHAD...
20/10/2018

Comming project.
Faahfahin kala xidhiidh
0633350555,4421182,0634113816 Gacanta area Oposite Baane Hotel. or [email protected]

Address

Airport Road, SBC Building, Opposite Banne Hote, M/Haybe Distirct
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
16:00 - 18:00
Tuesday 07:30 - 12:00
16:00 - 18:00
Wednesday 07:30 - 12:00
16:00 - 18:00
Thursday 07:30 - 12:00
16:00 - 18:00
Saturday 07:30 - 12:00
16:00 - 18:00
Sunday 07:30 - 12:00
16:00 - 18:00

Telephone

252633350555

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diirqadhaadh construction company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share