ESG Construction Company

ESG Construction Company ESG TRANSPORTATION & CONSTRUCTION has emerged as one of the most respected general contracting firms in Somaliland . Again and again, in the arena of comm

25/04/2024

Guriyo Iibah

Muuqaalka Hoos ka Daawo

Macmiil waxaan kuu haynaa Guri Iib

Waa Guri cusub oo imika farta laga qaaday

Gurigu wuxuu ku yaala Hargeisa
●Xaafada Gantaalaha
●Degmada : Ibrahim.Koodbuur
●Cabirka : 24m x9m
●price $67,000

Sharcigii waa u dhamaystiranyahaya

Cidii u baahan la soo xidhiida

Tell: 63 4069301
Som: 654069301

Project Waterproof : N103Waa Mid ka mid ah mashaariicda Shirkadu Ka fulisay Magaalada Hargeisa .Macmiil waa kuu diyaar s...
20/11/2023

Project Waterproof : N103

Waa Mid ka mid ah mashaariicda Shirkadu
Ka fulisay Magaalada Hargeisa .

Macmiil waa kuu diyaar shirkadu in ay
Gurigaaga ka ilaaliso Biyaha Dusha sare
Ka dul fadhiisanaya ka dibna Soo daynaya .

Waterproof waa Nidaam Starder ah oo
Guryaha caalam lagu wada xidho si
Bad qabka Gurigu u fiicanaado .

Fadlan kala so xidhiidh Telephone :
Tell: 63 4069301 Som: 654069301

Shirkada ESG Construction Company Waxay idiin haysaa waterproof System Kaas oo idiin badbaadinaya Gurigaaga Waterproofka...
18/11/2023

Shirkada ESG Construction Company
Waxay idiin haysaa waterproof System
Kaas oo idiin badbaadinaya Gurigaaga

Waterproofkan oo ah Nooca sheet ka ah
Waxaa dusha laga saaray guriga Fooqa ah
Taas oo Biyaha ka controlaysa

Wixii Faah faahin ah kala soo xidhiidh

Tell: 63 4069301 065406901

Mudane : Marwo : WAXAANU IDIIN HAYNAA  WATERPROOF SYSTEM Waterproof wuxuu kaa saacidaya in uu gurigaagu Ka nabad galo bi...
20/03/2023

Mudane : Marwo :

WAXAANU IDIIN HAYNAA WATERPROOF SYSTEM

Waterproof wuxuu kaa saacidaya in uu gurigaagu
Ka nabad galo biyaha roobka,

Waxaa loo dhiga qaab Stander ah oo guriga ka save garayna biyaha badan ee ku soo dhacay
Waterproof waxaa la dul dhigayaa guriga xagiisa sare ama sagxada guriga fooqa ah

Fadlan badbaadi guriga iyo hantidada adigu isticmalaya hababka lagula tacaalo dhibatada noocas ah

Kala soo xidhiidh

Tell: 63 4069301
Tell 633281635

02/01/2023

Shirkada ESG Waxay kuu haysaa Waterproof system oo kaa saacidaya inuu gurigaagu kuu nabad galo oo aanu biyo soo daynin ,,

Waterproof waa nidaam guryaha caalamka lagu dhiso waxaad saaraysa sagxada sare Guriga
Hadii kale gurigaasi biyihu soo daynaya uuna dildilaaci karaa mustaqbalka dhawna aaa dumi karaa,

Shirkadaha dhismaha ee Dalka ka jiraa Laba nooc ayay sagxada guryaha ku dhistaan

1: waxay dhigaan batuuta oo cimrigeedu gaabanyahay
2: Iyo Sidoo Marmar ayay dhigaan oo aan loogu talo galin badana Outdoor ,

Shirkadu waxay ka soo shaqaysay meelo badan
Khibrad fiican u leh dhigista waterproof ka

Mudane ama marwo hadaad dhibaatada ka cabanayso ,,

Fadlan nagala soo xidhiidh
Tell: 0634069301
Som: 0654069301
Tell: 0633281635

18/08/2022

ESG Construction implemented this MCH Project at Daloodho Village.

ESG CONSTRUCTION Provides any kind of construction services whether it's Development al projects, residential Houses and commercial buildings.

We offer the best price with good quality service.

Shirkada dhismaha ee ESG Construction Company Waxay Hargeisa ka fulisay  mashruucan   Wuxuu ku yaala hargeisa  Somalilan...
16/08/2022

Shirkada dhismaha ee ESG Construction Company
Waxay Hargeisa ka fulisay mashruucan



Wuxuu ku yaala hargeisa Somaliland
Wuxuu ku dhawyahay gabo gabo

Fadlan kala soo xidhiidha

Tell: 0634069301
Tell 0633281635
Tell: 0634269586

26/05/2022

Shirkada ESG Construction Company
Waxay kuu haysaa waterproof

Kaas oo si quruxbadan laguugu dhigay
Slap ama Sagxada

Project : Masque
Location : Borama
Successfully project waterproof

Fadlan Kala so xidhiidh Numberada

Tell: : 0634069301
Tell: 0634069301
Tell: 0633281635

Shirkada Dhismaha ee ESG Construction Company      Waxay Halkan  hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa dhammaan shacabka Jam...
18/05/2022

Shirkada Dhismaha ee ESG Construction Company Waxay Halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa

dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda 18 may .

Hambalyo dhammaan Ciidanka iyo Shacabka

16/05/2022

Shirkada Dhismaha ESG Construction Comapny Oo Agab Ka 18may Ku Wareejisay Dagmada Farawayne.

Shirkadu waxay marwalba diyaar u tahay inay ka qayb qadato maalmaha qiimaha ku leh somaliland

31 guuradii jamuriyada Somaliland

Address

Sha'ab Street, Behind Dubai Motors
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Telephone

+252634069301

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ESG Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

ESG Construction Company

ESG Construction has emerged as one of the most respected general contracting firms in Somaliland . Again and again, in the arena of commercial and institutional construction, we have proven our ability to take on large, complex projects and complete them on time, on budget, and at the highest levels of quality.

Our growing reputation for excellence, resourcefulness and responsiveness is no accident. It is a natural consequence of the values that have guided our company since its founding. These include an energetic enthusiasm for what we do. A sensitivity to the needs of our customers. A willingness to accept total responsibility. And a craftsman like pride in knowing that what we build will last for generations. While some in our industry might find these attitudes old-fashioned, we believe they are why knowledgeable businesses, organizations and architects throughout our region place their confidence - and their trust - in ESG Construction. Simply put, we think it's a better way to build.

ESG Construction Company is located in Hargeisa, Somaliland.