Bahaya General Trading LLC

Directions

Bahaya General Trading LLC Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bahaya General Trading LLC, Energy Company, Berbera Port, Hargeisa.

πŸ† Laba Abaalmarin oo Sharaf Leh – Linglong MEA Partner Conference 2026Waxaan ku faraxsanahay in Bahaya General Trading C...
19/09/2026

πŸ† Laba Abaalmarin oo Sharaf Leh – Linglong MEA Partner Conference 2026

Waxaan ku faraxsanahay in Bahaya General Trading Co. L.L.C. lagu guddoonsiiyay laba abaalmarin oo muhiim ah intii lagu jiray Linglong MEA Partner Conference 2026:

πŸ† Most Valued Partner Award – Bahaya oo ka mid noqotay iibiyeyaasha ugu badan ee Linglong Tire.
πŸ† Channel Pioneer Award

Abaalmarinnadani waxay ka tarjumayaan iibka sare, iskaashiga xooggan ee Bahaya iyo Linglong, iyo dadaalka joogtada ah ee aan ugu jirno horumarinta iyo ballaarinta Linglong Tire ee suuqa Soomaaliya.

Waxaan u mahadcelinaynaa Linglong Tire, dhammaan shaqaalaha Bahaya, macaamiisheena iyo bah-wadaagteena oo qayb weyn ka qaatay guushan.

Bahaya & Linglong β€” Iskaashi, Horumar iyo Guul. πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ€πŸ†

Shirka Linglong – MEA Partner Conference 2026Waxaan ku faraxsanahay inaan ka qaybgalnay Linglong 2026 MEA Partner Confer...
19/09/2026

Shirka Linglong – MEA Partner Conference 2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan ka qaybgalnay Linglong 2026 MEA Partner Conference, oo ay isugu yimaadeen bah-wadaagta Linglong ee gobolka Bariga Dhexe iyo Afrika.

Munaasabadda waxaa qayb muhiim ah ka ahaa xafladda saxiixa heshiiska iibka ee 3-da sano ah ee u dhexeeya Bahaya General Trading Co. L.L.C. iyo Linglong Tire, kaas oo xoojinaya iskaashiga labada shirkadood iyo qorshaha kobcinta suuqa Soomaaliya sannadaha soo socda.

Bahaya & Linglong – Iskaashi sii xoogeysanaya, mustaqbalna wada dhisaya.

Bahaya General Trading LLCWaxaan ku haynaa Taayirada Tayada Sare Ee Linglong Iyo Dhamaan Qalabka Spare Parts Baaburta Ga...
07/09/2026

Bahaya General Trading LLC
Waxaan ku haynaa Taayirada Tayada Sare Ee Linglong Iyo Dhamaan Qalabka Spare Parts Baaburta Gaari wayn iyo mid yar.

Nagala soo xiriir:
πŸ“ž +252 90 7797325
πŸ“ž +252 90 6790610

Bahaya General Trading LLCWaxaan ku haynaa Dayactirka baaburtaGaari wayn iyo mid yar.Nagala soo xiriir:πŸ“ž +252 90 7797325...
25/08/2026

Bahaya General Trading LLC
Waxaan ku haynaa Dayactirka baaburta
Gaari wayn iyo mid yar.

Nagala soo xiriir:
πŸ“ž +252 90 7797325
πŸ“ž +252 90 6790610

Address

Berbera Port
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bahaya General Trading LLC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category