Somgas Company

Call Directions Website Contact the business

Somgas Company SOMGAS waa shirkad bixisa gaas dabiici ah (LPG) oo ammaan ah, la isku halleyn karo, kuna habboon guryaha iyo ganacsiyada.

Ku soo biir SOMGAS si aad u hesho tamar nadiif ah oo joogto ah!

Regulator ama xakameeyaha gaasta oo tayo sare leh, waxuu kaa ilaalinayaa in ay gaastu kaa liigto. Sudoo kale waxaad arka...
20/08/2026

Regulator ama xakameeyaha gaasta oo tayo sare leh, waxuu kaa ilaalinayaa in ay gaastu kaa liigto. Sudoo kale waxaad arkaysaa gaasta haanta kuugu jirta. Soo dalbo macmiil.

Ka dhig cunto karintaada maalinlaha ah mid fudud oo isticmaal Somgas Company
16/08/2026

Ka dhig cunto karintaada maalinlaha ah mid fudud oo isticmaal Somgas Company

Somgas Company waxaad ka helaysaa bakhaarka kuugu dhaw ama Xafiisyada somgas, Sidoo kale waxaad kasoo dalban kartaa 133....
10/08/2026

Somgas Company waxaad ka helaysaa bakhaarka kuugu dhaw ama Xafiisyada somgas, Sidoo kale waxaad kasoo dalban kartaa 133.
Hamoogaan macmiil!!

26/07/2026
23/07/2026

Hada dalbo oo hada hel.
soo garaac 133

27/06/2026

Ha moogaan xafiiska Somgas ee Degmada Macalin Haaruune.
Macmiil naga soo garaac 133.

Macmiil, maxaa ka dhiman gurigaaga oo aanu kuugu keenaa fadhiga!!naga soo garaac 133
21/06/2026

Macmiil, maxaa ka dhiman gurigaaga oo aanu kuugu keenaa fadhiga!!
naga soo garaac 133

11/06/2026

Ka faaidayso fursadaha qaaliga ah oo ay shirkada Somgas kuu diyaarisay oo ku iibso sadka 11KG-gaa qiimaha ugu hooseeya.
โœ… Haan tayo sare leh
โœ… shoolada.
โœ… iyo qalabkeedii oo dhamaystiran.
๐Ÿ“ž Hadda dalbo oo nagasoo garaac: 133
๐ŸŒ Booqo: www.somgas.net

Shirkada Somgas waxay macaamiisheeda ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa, iyadoo u rajeynaysa in...
26/05/2026

Shirkada Somgas waxay macaamiisheeda ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa, iyadoo u rajeynaysa in ay farxad ku ciidaan. Ciiddaa ciideeda Alle bash-bash Iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo Aamiin.

Ciid wanaagsan somgas.net

20/05/2026

Ka faaidayso fursadaha qaaliga ah oo ay shirkada Somgas kuu diyaarisay oo ku iibso sadka yar ee 6KG-ga qiimaha ugu hooseeya.

โœ… Haan tayo sare leh
โœ… dab-shido.
โœ… iyo qalabkeedii oo dhamaystiran.
๐Ÿ“ž Hadda dalbo oo nagasoo garaac: 133
๐ŸŒ Booqo: www.somgas.net

Address

Hargiesa
Hargeisa
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somgas Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somgas Company:

Shortcuts

Share

Category