20/12/2022
Kalkiyo waaayihii adkaada
Kalaamka rabigaa ku dhaafoo
Kalsoonida weel ka buuxso
Karaamana waa midhaasoo
Kaabaha noloshaa u hiilin
Kalsoonida weel ka buuxso
Kun jeer waagoo beryaaya
Kun jeer adigooo u heelan
Kun jeer adigoo korkaaga
Kashaa u jixaasay waayo?