Dhulmaal construction company

Dhulmaal construction company Dhulmaal construction company leading Engineering Consultancy & Construction Firm . contacts as : , +252638013594

๐Ÿ—๏ธ DHULMAAL COMMUNITY INFRASTRUCTURE PROJECTSBuilding Communities โ€ข Developing Infrastructure โ€ข Creating Sustainable Fut...
24/08/2026

๐Ÿ—๏ธ DHULMAAL COMMUNITY INFRASTRUCTURE PROJECTS
Building Communities โ€ข Developing Infrastructure โ€ข Creating Sustainable Futures
Dhulmaal Community Infrastructure Projects waxay u heellan tahay horumarinta kaabayaasha bulshada iyo hirgelinta mashaariic tayo leh oo waara.
Waxaan ka shaqaynaa:
๐Ÿ›ฃ๏ธ Waddooyin & Jidad
๐Ÿ’ง Biyo-xidheenno, Barkado & Nidaamyada Biyaha
๐Ÿซ Iskuulo & Xarumo Waxbarasho
๐Ÿฅ Xarumo Caafimaad
๐Ÿ•Œ Masaajidyo & Xarumo Bulsho
๐Ÿ˜๏ธ Guryo & Community Development
๐Ÿ—๏ธ Engineering, Construction & Project Management
Waxaan aaminsanahay in kaabayaal wanaagsan ay yihiin aasaaska bulsho horumarsan.
๐ŸŒฑ Dhulmaal โ€” Building a Better Future, Together.
๐Ÿ“ž Contact us for your next community infrastructure project.
. WhatsApp: 0634734460

DHULMAAL CONSTRUCTION COMPANYBuilding Today. Shaping Tomorrow.Quality โ€ข Integrity โ€ข Excellence.                         ...
18/08/2026

DHULMAAL CONSTRUCTION COMPANY
Building Today. Shaping Tomorrow.
Quality โ€ข Integrity โ€ข Excellence. Contact: Use. +252 63_4734460. +252638013594. Website Dhulmal.com

18/08/2026

27/07/2026 โ€“ Bilowgii Dhismaha Laba Fasal ee Al-Furqaan Schools
Subaxnimadii h**e ee 27/07/2026, Shirkadda Dhulmaal Construction Company oo kaashanaysa Guddiga Dhismaha Al-Furqaan Schools, waxaanu qaadnay qalabkii iyo agabkii lagama maarmaanka u ahaa dhagax-dhigga iyo bilaabista dhismaha laba fasal oo ka mid noqon doona Al-Furqaan Schools ee Degmada Allybaday, Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa Guddiga Dib-u-dhiska Al-Furqaan Schools iyo dhammaan dadkii qiimaha lahaa ee ka qayb qaatay dadaalkan, kuwaas oo door muhiim ah ka qaatay sidii carruurta wax ku barata Degmada Allybaday ay u heli lahaayeen goobo waxbarasho oo ku habboon.
Waxay ahayd bilow wanaagsan iyo ifafaale rajo leh. Waxaan rajaynaynaa in dadaalkan uu horseedo in la dhammaystiro xafiisyada, dayrka dugsiga iyo fasallada kale ee weli dhiman, si Al-Furqaan Schools u noqdo dugsi leh adeegyo waxbarasho oo dhammaystiran.
Dhulmaal Construction Company ahaan, waxaan aaminsanahay in ka qaybqaadashadayadu ay tahay hawl wanaagsan oo khayri ah, isla markaana wax weyn ka tari karta horumarinta waxbarashada iyo mustaqbalka carruurta Degmada Allybaday.
Waxbarasho wanaagsan waa aasaaska bulsho horumarsan.
Dhulmaal construction company

17/08/2026
Name:  ๐— ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ป ๐—•๐˜‚๐—ป๐—ด๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ท๐—ฒ๐—ฐ๐˜Location: Hargeisa.Size of the Land = 25mx 24mDesigned by= Dhulmaal construction, waxaanu u...
17/08/2026

Name: ๐— ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ป ๐—•๐˜‚๐—ป๐—ด๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ท๐—ฒ๐—ฐ๐˜
Location: Hargeisa.
Size of the Land = 25mx 24m
Designed by= Dhulmaal construction, waxaanu u diyaarinay macamiil ka mid ah macamiishayada
Dhulmaal construction company
Afgal mool
2nd Floor-
Hargeisa Somaliland. ๐Ÿ“ž WHATSAPP 0638013594

๐‘น๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฒ๐’‚๐’๐’† ๐’๐’ ๐’‚๐’‚๐’๐’๐’– ๐’“๐’–๐’Ž๐’‚๐’š๐’๐’‚๐’šโœจ๐Ÿ  ๐ƒ๐‡๐ˆ๐’๐Œ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐ƒ 105๐Ÿ“ ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: Allybaday , Al_ Furqaan School ๐‘ญ๐’‚๐’‚๐’‰๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ซ๐’‰๐’Š๐’”๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚๐Ÿ“ ๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ...
12/08/2026

๐‘น๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฒ๐’‚๐’๐’† ๐’๐’ ๐’‚๐’‚๐’๐’๐’– ๐’“๐’–๐’Ž๐’‚๐’š๐’๐’‚๐’šโœจ
๐Ÿ  ๐ƒ๐‡๐ˆ๐’๐Œ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐ƒ 105
๐Ÿ“ ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: Allybaday , Al_ Furqaan School
๐‘ญ๐’‚๐’‚๐’‰๐’‡๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ซ๐’‰๐’Š๐’”๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚
๐Ÿ“ ๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š: 17mx5.4m
๐Ÿก Nala soo xidhiidh si aad u bilowdo safarka gurigaaga!"
๐Ÿ“ž๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก.
Tell and What'sapp:
๐Ÿ“๐‡๐ž๐š๐๐ช๐ฎ๐š๐ญ๐ž๐ซ:๐Ÿ“ž+252 63 8013594
๐Ÿ“Hargeisa ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž:๐Ÿ“ž63 4734460

We Build your dream project
12/08/2026

We Build your dream project

29/07/2026

Guddoomiyaha Shirkadda Dhulmaal Construction Company, Eng. Mohamed Muse, ayaa ka qayb galay munaasabadda dhagax-dhigga laba fasal oo cusub oo lagu soo kordhiyay Madarasada Al Furqaan ee Allybaday.ka shirkada ahaan waxanu garab, taganahay, horumarinta bulshada, gaar ahaan mashaariicda waxbarashada iyo adeegyada bulshada. ugu danbayn wuxu umahad celiyay Gudiga Dibudhisaka Al Furqaan, wuxuna ka shirkada ahaan Balan Qaday inay Qaabka ugu Quruxda badan leh u fulin donaan,

Address

Hargeisa
123

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhulmaal construction company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share