25/10/2024
Si aad uga raysato lacagta badan ee aad bixiso bilkasta laydhka ka faa'iidayso tamarta cadceeda. Muuqaalkanna kaga bogo waxyaalaha aad u baahantahay si aad gurigaaga iyo goobtaada ganacsiga ugu xidho tamarta cadceedda.
Naguna xidhnaw si aad u hesho wacyigalin badan.