Maskan construction and designing company

Maskan construction and designing company shirkada maskan waxay kuula diyaartahay dhismayaal tayadoodu aad u sarayso iyo qiimo ku raali geliya

Dhismayaasha cusub ee ay bilowday shirkada dhismaha ee maskan.Ugu kaalay naqshad qurux badan iyo qiimo ku raali gelinaya...
13/02/2024

Dhismayaasha cusub ee ay bilowday shirkada dhismaha ee maskan.

Ugu kaalay naqshad qurux badan iyo qiimo ku raali gelinaya.

Naqshad cabirkeedu yahay 20x20Kana kooban:3 qol oo hurdo ah , 1 qol master room ah, qol Living room, Jiko iyo Laba suuli...
11/01/2024

Naqshad cabirkeedu yahay 20x20
Kana kooban:

3 qol oo hurdo ah , 1 qol master room ah, qol Living room, Jiko iyo Laba suuli Iyo store iyo daarad gaadhi galeh.

Hambalyo Hambalyo Waxay shirkada dhismaha iyo naqshadaha ee maskan ugu hambalyeynaysa bulshadda soomaaliyeed gaar ahaan ...
31/12/2023

Hambalyo Hambalyo

Waxay shirkada dhismaha iyo naqshadaha ee maskan ugu hambalyeynaysa bulshadda soomaaliyeed gaar ahaan reer SSC-Khaatumo bilashada sanad ka cusub ee 2024.

Alle sanad khayr badan ha inooga dhigo i.a

29/12/2023
Shirkada dhismaha iyo nashqadaha maskan waxay ku haysaa guri iib ah.  GURIGA: Nus feedho buur ah  kooban : 4 qol, 2 musq...
24/12/2023

Shirkada dhismaha iyo nashqadaha maskan waxay ku haysaa guri iib ah.

GURIGA: Nus feedho buur ah
kooban : 4 qol, 2 musqulood, jiko, store, barando iyo barked.
Masjid al taqwa
leh

Kala soo xidhiidh: 0634499898, 0634974436, 0907205355 Ama Whatsapp ka profilka saaran

24/12/2023
20/12/2023

Shirkada dhismaha iyo naqshadaha ee maskan waxay kuula diyaar tahay dhismaha guryaha oo ay aad tayadooda u sarayso, sido kale waxaad ka helaysaa dhismayaal casri ah iyo qiimo ku raali geliya xili walba.

Kala soo xidhiidh:

Laascaanood, +25263 4009157 , +252634974436

Interior design
20/12/2023

Interior design

Maskan construction and designing company ugu kaalay naqshado qurux badan
20/12/2023

Maskan construction and designing company ugu kaalay naqshado qurux badan

Address

Laascaanood

Telephone

+252634009157

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maskan construction and designing company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maskan construction and designing company:

Share