Tayo Sool Construction Company

Tayo Sool Construction Company Shirkada Dhismaha Iyo Tayactirida Guryaha

22/08/2024
Shirkada Tayo sool oo magalada laascanod ka hirgalinaysa Guryo casri ah oo la jaanqadaya caasimadaha Dunida=============...
22/08/2024

Shirkada Tayo sool oo magalada laascanod ka hirgalinaysa Guryo casri ah oo la jaanqadaya caasimadaha Dunida
=================================

Shirkadda Tayo sool ee dhismaha iyo qurxinta guryaha iyo goobaha ganacsiga waa shirkadii u horaysay oo Guryo Noocan oo kale ah ka Hurgalisa gobolka Sool .

Shirkadda Tayo sool adeegyada ay fuliso waxaa kamid ah:

1:Samaynta iyo Fulinta dhismayaasha noocyadooda kala duwan hab casri iyadoo la jaanqaadaysa nidaamka casriga ah ee dunida wax looga dhisto .

2:Naqshadaynta (desinging) guryaha iyadoo talooyin kaa siinaysa siyaabaha ugu fiican ee aad u heli lahayd guri kuugu haboon iyadoo waliba kuugu daraysa qiimaynta (cost estimation) guryaha .

3:Shirkada Tayo sool Waxay sidoo kale qabataa Qurxinta guryaha iyo goobaha ganacsiga(decoration), gaar ahaan xafiisyada , iyadoo qolkaaga xafiiska kaaga dhigaysa meel marka aad soo gasho aad dareemayso raaxo iyo inaad jeclaato inaad iska joogto xafiiskaaga saacado badan .

Waxaa ay sidoo kale xafiisyada kaaga dhigaysaa qaabka ugu haboon ee xafiiskaaga ku soo bixi karo bilic ahaan .

4:Dhigida marmarka (interlock) noocyadiisa kala duwan ,shirkada Tayo sool Waxay sidoo kale kuu qabanaysaa noocyad augu qurxoon ee Mar marka kuwaa laguu dhigayo gurigaa xafiiskaaga iyo goobaha ganacsi ee ad leedahay .

Eng Abdirashiid Maxamed Aadan Cadde Maamulaha Shirkadan ayaa sheegay in Shirkadu ay bulshada ugu adeega gayso si Hufan Guryahana uga dhigayso kuwo la jaanqaada caasimadaha Dunida

Shirkadda Tayo sool ee dhismaha waa shirkad ay kugu soo dhawaynaysaa waji furan iyo adeegyo hufan ee kala xidhiidh :

0907624515 0634402059 0907999015 0634805154

21/08/2024
Waa Guryo Cusub oo Shirkada Tayo Sool construction Company Dhameystirtay kana dhistay magaalada laascaanood , kuwaas oo ...
16/03/2022

Waa Guryo Cusub oo Shirkada Tayo Sool construction Company Dhameystirtay kana dhistay magaalada laascaanood , kuwaas oo ka kooban Baloodho , Nusas , Feedha buuro(Afar qol, Labo Suuli iyo jiko) ka kooban.

Wixii faahfaahina kala Xidhiidh :-
Tell :- +252634402059 , +2527624515 , +252634914574.

TAYO-SOOL CONSTRUCTION COMPANYugu kaalay Dhisme Tayo leh iyo Nashqadihii ugu dambeeyaykala xidhiidh: 0634402059
13/02/2022

TAYO-SOOL CONSTRUCTION COMPANY
ugu kaalay Dhisme Tayo leh iyo Nashqadihii ugu dambeeyay

kala xidhiidh: 0634402059

TAYO SOOL CONSTRUCTION COMPANYUgu kaalay Dhisme Qaab Casriya laguugu dhisayo oo Tayo sare leh.Kala xidhiidh 📲0634402059
15/12/2021

TAYO SOOL CONSTRUCTION COMPANY

Ugu kaalay Dhisme Qaab Casriya laguugu dhisayo oo Tayo sare leh.

Kala xidhiidh 📲0634402059

12/12/2021
Shirkaada dhsimayasha guryaha ee Tayo sool constraction ayaa soo bandhigtay guryo casri ah oo ay ka dhsitay magalada las...
11/12/2021

Shirkaada dhsimayasha guryaha ee Tayo sool constraction ayaa soo bandhigtay guryo casri ah oo ay ka dhsitay magalada lascanood

shirkadan ayaa ilaalisa tayada qaab dhismeedka guriga si ay u qanciso macamiisheda u badan qurbajooga ku aaminay shirkadan hantidooda , si ay ugu bineeyan guryo bilicsoon loona nashqadeyey hab dhiska casriga ah ee wadamada calamka isla markaana ku dhisaysa qiimo macquul oo macmiilka raali galiya

markale hadii aad maskaxda ku haysid inaad dhisato guri qurux iyo raandhiis leh ama uu se maankaagu ka guuxayo dhismayaal gancasi waa bishaaro khayr leh

Eng cabdirashiid maxamed aadan cade waa gudomiyaha shirkada tayo sool conistraction compnay bishan oo kaliya waxa uu wareejiyey ku dhawaad 17 guri
kuwaas oo loo dhisay qababkan quruxda badan ,

hadaba wixii faahfine intaa dheer kala xidhiidh 0634402059

Guryo bilic iyo tayoba leh, oo shirkada Tayo Sool Construction Company Ka dhistay magaalada Laascaanood.Macmiil hadaad u...
27/12/2020

Guryo bilic iyo tayoba leh, oo shirkada Tayo Sool Construction Company Ka dhistay magaalada Laascaanood.

Macmiil hadaad ubaahantahay Guri Bilic leh Tayo Wanaagsan leh Qiimo ku raali gelinaya Fadlan Nagala soo Xidhiidh lanbaradan :-

+252634402059 , +252634914574 , +252654402059 , +252659358338 , +2527624515

Shirkada Tayo Sool Construction Company waxay ugu bushaaraynaysaa bulshada ku nool gobolka sool, in ay kuu keentay naqsh...
07/10/2020

Shirkada Tayo Sool Construction Company waxay ugu bushaaraynaysaa bulshada ku nool gobolka sool, in ay kuu keentay naqshaqo Quruxbadan Iyo Dhismayaal Casriya oo Laguugu Dhisayo Qiimo ku raali gelinaya .

Guryahana waa qeybo kamida Guryaha Shirkadu Hada Farta Ka jartay Ee Dhamaaday.

Fadlan la Xidhiidh :-
Tell :- +252634402059 Ama +252634914574

Address

Ex-Kaantarool
Laascaanood

Telephone

+252634402059

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Sool Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share