Twenty Four Construction Company

Twenty Four Construction Company Come and get your dream

Xarunta Dabdemiska Oo Uu Xariga Ka Jaray Madaxwaynaha Jamhuriyada Somaliland Mudane Muse Bihi Abdi
20/09/2022

Xarunta Dabdemiska Oo Uu Xariga Ka Jaray Madaxwaynaha Jamhuriyada Somaliland Mudane Muse Bihi Abdi

Dhismaha Cusub Ee Xarunta Dabdemiska Lascanod Oo Madaxwaynuhu Xariga Ka Jaridoono Oo Ay Shirka Twenty Four Construction ...
19/09/2022

Dhismaha Cusub Ee Xarunta Dabdemiska Lascanod Oo Madaxwaynuhu Xariga Ka Jaridoono Oo Ay Shirka Twenty Four Construction Dhistay

Twenty Four construction is a leading construction company which offers Quality services for its customers.we  Build pro...
28/02/2022

Twenty Four construction is a leading construction company which offers Quality services for its customers.we Build properties , construct Roads, Install Solar systems and among others.for futher enquiry, please visit our Head-quarter office in Las-anod .

Wasarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryeynta SLN Ayaa Saka Kormeer Ku Samaysay  Labada Dhisme Ee ay Gacanta Ku Hayso Shirk...
23/11/2021

Wasarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryeynta SLN Ayaa Saka Kormeer Ku Samaysay Labada Dhisme Ee ay Gacanta Ku Hayso Shirkada
Twenty Four Construction Company . Ee ah Dabdamiska iyo Dhismaha dabaqa ah Ee lagu Kordhinayo Jamacada Nugaal .

Wasarada ayaa ku amaantay shirkada 24 Sida habsamida leh ee ay u wado dhismayashasi .

Sida dhismaha dabdamiska oo lagu amanay shirkada wakhtiga kooban ay ku dhamaystirtay iyo Qaabka quruxda badan ee ay U dhistay Dhawana shirkadu Dhismahasi Wareejin Doonto.

Hambalyo Kooxda Ku Ciyaaraysa Twenty Four Construction oo guulo kasoo hooyoy tartanka Bisha ramadaan oo Sanad Walba lagu...
24/04/2021

Hambalyo Kooxda Ku Ciyaaraysa Twenty Four Construction oo guulo kasoo hooyoy tartanka Bisha ramadaan oo Sanad Walba lagu qabto Laascaanood.

InshaAllah koobka ayaa inoo balana.

09/01/2021
Wasiirka arimaha dibada Somaliland proff yaasiin xaaji maxamuud oo Uu weheliyo Gudoomiyaha Jamacada nugaal, maayarka deg...
09/01/2021

Wasiirka arimaha dibada Somaliland proff yaasiin xaaji maxamuud oo Uu weheliyo Gudoomiyaha Jamacada nugaal, maayarka degmada Laascaanood ayaa siwada jira udhagax dhigay dhismaha cusub ee Jamacada Nugaal.

Mashruuca dhismaha waxaa fulinaysa shirkada twenty four construction. Gudoomiyaha shirkada Eng Cawil Cagjar Dawdar ayaa sheegay inay si quruxbadan oo Dhaqso ah udhamayn doonaan.

04/01/2021
03/01/2021

Xaflada wareejinta dhismaha xarunta hooyada iyo dhalaanka degmada Samakaab ee gobolka Sool.

Waxaa fulisay Twenty four construction company

Shirkada Twenty Four Construction waxay maanta wareejisay dhismaha MCH ka magaalada Samakaab ee gobolka Sool.Masuuliyiin...
03/01/2021

Shirkada Twenty Four Construction waxay maanta wareejisay dhismaha MCH ka magaalada Samakaab ee gobolka Sool.

Masuuliyiin kasocota wasaarada caafimaadka, hawlaha guud iyo dadka degaanka ayaa ka qaybgalay munaasbada aanu Ku wareejinayy isla markaana xadhiga lagaga jarayay dhismaha MCH ka oo Aan mudo gaaban kusoo gabagabeenay.

We Build the future.

Shirkada dhismaha iyo qandaraasyada ee   waxay ku guulaysatay dhismaha qandaraaska dhismaha cusub Jaamacada nugaal ee ma...
13/12/2020

Shirkada dhismaha iyo qandaraasyada ee waxay ku guulaysatay dhismaha qandaraaska dhismaha cusub Jaamacada nugaal ee magaalada .

Waxaan umahadcelinaynaa gudida qandarasyada Qaranka oo tartan daahfuran qabtay oo cadaaladi Ku dheehan tahay.

Address

Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Twenty Four Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Twenty Four Construction Company:

Share